Akhri:-Yaa kale oo Cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday Hotel Saxafi

0
Saturday November 10, 2018 - 11:08:15 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri:-Yaa kale oo Cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday Hotel Saxafi

    War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Gutters ayaa lagu cambaareeyey weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho ay geysteen Ururka Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa Antonio Gutters ayaa lagu cambaareeyey weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho ay geysteen Ururka Al-shabaab.

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda uga tacsiyadeeyey dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay, wuxuuna xusay in aanay wax saameyn ah ku yeelan doonin falalkaasi wuxuushnimada leh howlaha ay ku taageerayaan Soomaaliya.

Dhanka kale dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii hotelka Saxafi, iyagoo muujiyay sida ay u garab taagan yihiin Soomaaliya.

Waxaa kamid ah Isbahaysiga Islaamka, Dowladda Turkiga iyo wadamo badan oo saaxiib dhow la ah Soomaaliya.

Gelinkii dambe ee Shalay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho marqura laga wada maqlay dhawaqa qaraxyo is xig-xigay,kuwaasi oo lagu weeraray hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip