Duqa Muqdisho oo shir muhiim ah kaga qeyb galaya dalka Jabuuti + Sawirro

0
Sunday November 11, 2018 - 08:20:02 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo shir muhiim ah kaga qeyb galaya dalka Jabuuti + Sawirro

    Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uga qeyb galayaan shirka Maayarada dalalka Islaamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uga qeyb galayaan shirka Maayarada dalalka Islaamka.

Guddoomiyaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey dhiggiisa magaalada Jabuuti Marwo Faadumo Cawaale Cismaan iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalkaas Maxamed Cali Nuur.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa Jabuuti soo dhaweynta walaaltino ee loo sameeyey. Isagoo ku bogaadiyey taageerada joogtada ah ee mar walba la garab taagan yihiin Shacabka iyo Dawladda Soomaaliyeed.

Duqa Muqdisho ayaa waxaa socdaalka ku weheliya Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Marwo Basmo Caamir Axmed iyo Agaasimaha Xafiiska Duqa.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip