Shaqaalaha Dowlada oo la fasaxay iyo sababta oo la shaaciyay

0
Tuesday November 20, 2018 - 10:04:19 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaalaha Dowlada oo la fasaxay iyo sababta oo la shaaciyay

    Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay 12-Bisha Mowliid oo ah maalintii uu dhashay Nabigeena Suuban (SCW) ayaa waxaa Dunida ka socda munaasabado lagu weyneynayo Dhalashada Nebiga Muxamed (NNKH).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay 12-Bisha Mowliid oo ah maalintii uu dhashay Nabigeena Suuban (SCW) ayaa waxaa Dunida ka socda munaasabado lagu weyneynayo Dhalashada Nebiga Muxamed (NNKH).

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Sooamaaliya ayaa ku dhawaaqday in Maanta Shaqaaladda rayidka ee Dowlada Soomaaliya ay fasax yihiin.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxa lgu shaaciyay in shaqaalaha dowladda loo fasaxay munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo Maanta ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H dhinaca kelana taariikhda ay tahay 20/11/2018.

Sidoo kale Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Gobolada dalka ayaa Maanta waxaa ka socda diyaar garow xoogan, kaasi oo loogu diyaar garoobayo xuska bisha Mowliidka oo ah bishii uu dhashay Nabi Muxamed (NNKH ) 12-ka bisha Mowliidka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip