Boqortooyada Qatar oo siyaasiyiin culus usoo direeso Muqdisho (Warbixib)

0
Friday April 30, 2021 - 13:28:54 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqortooyada Qatar oo siyaasiyiin culus usoo direeso Muqdisho (Warbixib)

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in toddobaadka danbe dowladda Qatar Ergay gaar ah u soo direyso Soomaaliya, kaa oo ku magacaaban La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhexdhexaadinta Khilaafyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in toddobaadka danbe dowladda Qatar Ergay gaar ah u soo direyso Soomaaliya, kaa oo ku magacaaban La Dagaalanka Argagixisada iyo Dhexdhexaadinta Khilaafyada.


Ergaygan oo lagu magacaabo Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani ayaa lagu waddaa in uu kulamo la qaato madaxda ugu sarreysa dalka, lamana oga ilaa waqtiga uu ku sii sugnaan doono magaalada Muqdisho

Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani ayaa la sheegay in uu yahay khabiir sarre oo dhinaca xalinta khilaafaadka ah, isaga oo sida ilo xog ogaal ah sheegayaan horray uga soo qeyb qaatay dhaxdhaxaadintii kooxda Talibaan iyo waliba Mareykanka.

Booqashadiisa toddobaadkan danbe ayaa imaneysa in xili xiisad meeshii ugu sarreysay gaartay ay ka dhax taagan tahay hoggaamiyayaasha Soomaalida, kaddib muddo korarsi laga horyimid oo Baarlamaanka u sameeyay dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip