Rooble iyo beesha caalamka oo kushiray Teendhada

0
Wednesday May 05, 2021 - 16:31:13 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 875
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble iyo beesha caalamka oo kushiray Teendhada

    Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir ku leh teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlaya xaalada siyaasadeed ee dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir ku leh teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlaya xaalada siyaasadeed ee dalka

Gaar ahaan kulanka ayaa diirada lagu saarayaa xaaladaha siyaasada dalka, doorashooyinka iyo fududeynta howlaha horyaala xukuumadda Ra’iisal Wasaaraha oo ay ugu horeeyo shirka soo socda ee 20-ka bisha May ka dhacaya Mogadisho.
Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee dhaxmara wakiilada Beesha Caalamka iyo Ra'iisal Wasaare Rooble tan iyo markii lagu wareejiyay mas'uuliyada doorashada dalka.

Sidoo kale kulanka ayaa imanaya xili Baarlamaanka Soomaaliya uu dhawaan dib uga laabtay go'aankii muddo kordhinta labad asano oo ay siweyn wakiilada beesha caalamku ugu riyaaqeen.

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip