Waxa Tahniyadaan Diraya Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Warsheekh oo kala Jooga
1. Maxamud Sheekh Axmed yare (Warsheekh)
2. Maxamed C/llaahi (Owfuu) (Swiserland)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi (Muqdisho)
4 C/raxman Macalin Da'ud (Muqdisho)
5. Cumar C/raxman max'ud (Swiserland)
6. Aweys Siid Maxamud Sh: (Ausralia)
7. Maxamed Xasan Bakasitaan (S/Africa)
8. C/raxman Sh: Axmed Saalis (Sweden)
9. Maxamed Cali Shiikh (Muqdisho)
10. Siid Cali shiikh Axmed Yare (Addis Abab)
11. Cabdi Fitaax Hanis (Baydhabo)
12. Maxamed Abdi Nuur (Sacuudi) (Nairobi)
13 Axmed Sheekh Abuukar (Lagdamow)i (Muqdisho)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa
Gudoomiyaha Ururka SOJASA Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo)
iyo
Xaliimo Sacdiyo Xuseen Yoonis (Dheeman)
oo dhawaan Meherkooda uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia.waxa ayna leeyihiin noqda kuwii loo aayo ubad qeyr qabana kala hela AAAAMIIIIIIIIIINNNNN
Tahniyada Meher, Maamulka Shabakada Warsheekh Oo Tahniyada Udirayo Gudoomiyaha SOJASA Max’ed Muuse (Deeq Darajo) & Xaliimo Sacdiyo (Dheeman)
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad Farxad leh Hawada umarinayaa Gudoomiyaha Ururka SOJASA Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo) iyo Xaliimo Sacdiyo Xuseen Yoonis (Dheeman) oo dhawaan Meherkooda uu ka dhacay Magaalada Muqdi