
0
Dowlada Cusub ayaa dadka u ogolaan doonto in xarumaha nootaayooyinka ah ee ka keensan karaan warqad cadeyneeso jinsiyadooda eena dhanka dowlada ka fududeen doonaan aqoonsashada warqadahaasi,
Tallaabadaani ayaa waxey kaga dhigan tahay mid aad ufarxad galineeso soo galooti badan oo kunool dalka Jarmalka kuwaasi oo caqabad kaheesay iney soo cadeeyaan jinsiyadooda saxda ah.
Qorshahaani ayaa meel mari doono kadib marka kalsooni looga soo helo golaha Baarlamaanka Jarmalka oo ee iminka hortaalo.
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392223
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84138
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67991
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55535
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54049
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50389
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44289
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43652
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38758
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38237
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1757
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2302
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2108
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1868
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1956
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1850
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1916
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2367
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2326
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2084
Jarmalka oo wax kabadalayo soo cadeynta Jinsiyada
Xukuumada Cusub ee dalka Jarmalka oo indhawaalaba waday wax kabadalka sharciyada laxiriira arimaha qaxootiga ayaa markale ku dhawaaqday iney wax kabadaleyso dhibaatooyinka dadka qaar kaheesta iney soo cadeeyaan jinsiyadooda