
0
dhamaan maamulka iyo shaqaaladaha shabakada warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh halkaan umarinayaa ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad safiyo maxamed axmed oo ku geeryootay magaalada marka iyadoo eebe looga baryay in uu ka waraabiyo inta ay katagtayna samir iyo iimaan.
Inaa LIlaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392169
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84097
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67941
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55488
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54000
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50351
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44254
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43609
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38657
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38189
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1693
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2229
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2033
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1803
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1785
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1848
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2296
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2240
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1991
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuumad Safiyo Maxamed Axmed
Tacsi Tiiraanyo Leh: Dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee Marxuumad Safiyo Maxamed Axmed Macalin Nuur oo ku geeryootay degmada Marka ee G/Sh/hoose iyadoo eebe looga baryay samir iyo iimaan.