INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Marxuunka Alaha unaxariistee wuxuu xilal kala duwan ka soo qabtay Wasaaraddii Gaashaandhiga ee Xoogga Dalka Soomaliyeed xilliyadii Dowladdii Sifiliyaanka aheyd ( Civilian Government 1960kii- 1969kii) iyo tii Militerigaba wuxuuna waxbarashadiisa oo aheyd ilaa heer Jaamacadeed ku soo qaatay wadanka Talyaaniga sanadkii 1960kii- 1966kii wuxuuna marxuunku wadanka dib ugu soo laabtay sanadkii 1966kii.
Waxaa Marxuunka Ilaahay looga baryayaa inuu ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, dhammaan shacabka Soomaliyeed, Qaranka, eheladiisii, qaraabadiisii iyo qoyskiisiiba uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Aamiin, Aamiin Aamiin.
Tacsi taa la mid ah waxaa diraaya mas'uuliyiin sar sare oo soo qabtay xilalka dalka ugu sarreeye, mas'uuliyiin kale oo isugu jira siyaasiin, aqoonyahano, culumaa'udiin, ganacsato iyo waxgarad kala duwan
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya magacyada hoos ku tixan oo kala ah:-
1. Nuur Hassan Hussein ( Nur Adde) Ex- R/W
2. Xaji Maxamuud Sabrie
3. Reer Xaji Juuni
4. Xaaji Hassan Shibis
5. Cali Hassan Shibis
6. Miina Hassan Shibis
7. Reer Xaaji Koogaar
8. Reer Hassan Nurrow
9. Dr. Hassan Basey
10. Gen. Jibril Carabey
11. X. Muse Ahmed Yusuf
12. Caaqil Daahir Ibrahim Waasuge
13. Nabaddoon Ibrahim Cosobow
14. Ing. Cabdulqadir A. Omar ( Shig shigow)
15. Reer Muse Cali
16. Ahmed Mohamed Cali ( Engireer)
17. Xaaji Ahmed Hassan Afrah ( Ow Fuu)
18. Jaaliyada South Africa
19. Jaaliyada Sweden
20. Jaaliyada London
21. Jaaliyada Germany
Q/R Mohamed Hassan Nurrow ( Abdulle)
Rochester,MN
Abdulle_02@hotmail.com
Tacsi: Jaaliyada Soomaliyeed North America waxey Tacsi Udireesa Marxuum Coll: Sh: Xasan
Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka diraaya Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( North America), gaar ahaan Jaaliyada ku nool magaalooyinka kala ah Chicago ee gobalka Ilonis iyo magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, iyagoo u t