Fabio Capello oo sheegay in uusan wax dhib ah ku qabin Balwada Rooney.
Tababaraha Xulka Kubadda Cagta ee Ingiriiska Fabio Capello ayaa sheegay in ay san waxba ka quseynin Sigaar Cabidda Weeraryahanka Xulka Kubadda Cagta ah ee Ingiriiska iyo Kooxda Man Utd Weyney Rooney.
Xaaladda Caafimaad ee 20 Jirka Arooska ah ee Reer
Ciyaaryahanka Sawirkiisa Qurxoon ayaa laga daremaayay inta lagu guda jiray Xafladdi Arooskiisa.
mar lawydiiyay in uu latalin kala sameeyo Cabitaanka Sigaarka Ciyaaryahanka ayuu Capello kaga jawaabay Isniinti, Aniga waan aqaanaa Ciyaartooy fara badan ee caba Sigaarka waana Nolosha Barkeed, marki aan ahaa Ciyaaryahan kuwo Saaxibadey ah iyo Kooxdeyda ah ayaa cabi jiray, hadba waxey ku xerantahay sida aad u isticmaasho hadii aad cabti 5 Sigaar ama hadii aad cabto 20 Sigaar.
mar wax laga weydiiyay Capello Qofka uu Kabtan ka dhigaayo John Tery iyo Rio Ferdinand ayuu sheegay in uu magacaabi doono Talaadada danbe cida noqoneyso.
Sir Alex Ferguson oo sheegay in ay doonayaan Henry.
Macalinka Manchester United ayaa sheegay in ay doonayaan Ciyaaryahanka reer France iyo Kooxda Barcelona Henry kadib guushii ay ka gaareen Koobka lagu magacaabo Community Sheild (English Super Cup)
waxaan raadineynay ilaa dhamaadki xiliciyaareedka hore sidaa waxaa yiray Sir Alex Ferguson waxaana raadineynay ilaa iyo afar ciyaaryahan kuwaas oo kala ah Dimitar Berbatov, Karim Benzema, David Villa iyo Klaas-Jan Huntelaar kaas oo bartilmaameed u ahaa Naadiga ku cayaarto Old Travord.
31 Jirka reer Farance Henry ayaa hada liiska lagu daray asiga oo wali dooneysay Naadigiisin hore ee Arsenal.
waa dhici kartaa in aan la soo saxiixano mid ka mid ah Ciyaaryahanadaas
Hassan Omar Osman
Email:- xasanjuungal@hotmail.com
Warsheekh Muqdisho
Fabio Capello oo ka hadlay Balwada Roney & Ferguson oo Henry ugacan haatinaya (Qubane)
Tababaraha Xulka Qaranka England Fabio Gapello oo ka hadlay Balwada Cayaaryahan Roney iyo Tababaraha Kooxda Man United oo isna ka hadlay Doonista Cayaaryahan Henry