
Dhamaan Beesha Mudulood ee ku nool Magaalada Aarhus ee Dalka Denmark waxay ayagoo aad u murugeysan tacsi tiiraanyeysan u diraayaan Qoyskii, Eheladii iyo Caruurtii uu Marxuumku ka tegay. Sidoo Kale waxay Qaraabada hoos ku qoran ku leeyihiin Saynab, Axmed, C/Qaadir, Abuukar, Fahma oo ah Caruurta Marxuumka iyo Hooyadood Raaxa Sitti, Geerida Xaaji Badiil samir iyo iimaan dhamaanteen Ilaah ha naga wada siiyo asagana Allaha Waaxidka ha u Naxariisto hana ugu bishaareeyo Jannadii Fardowsa, aamiin aamiin.
Dhambaalka tacsida waxaa diraaya:
1- Xaaji Mukhtaar Cali
2- Xaaji Axmed Hilowle
3- Xaaji Axmed Cumar Maxamed
4- Xaaji Muxudiin Xasan Cali Saaqle
5- Sheekh Axmed Idiris
6- Muxudiin Cali Tooxow
7- C/qaadir Xasan Abraar
8- Daahir Cabdulle Butugeey
9- Daa’uud Xuseen Ciidangale
10- Cabdiraxmaan Xasan Lixaati
11- C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim Waasuge
13- Yuusuf Xasan Jeegg
14- Yaasiin Laangaroone
15- Muxidiin Xaaji Cabdi
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciiid Jimcaale Raagge
18- Yaxye Cagoole
19- C/laahi Bashiir Bootaale
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cumar Xaaji Maracade
22- Cabdi Axmed Owfuu
23- Yoonis Maxamuud Jeeggaxiir
24- Maxamed Xasan Doolow
25- Liibaan C/raxmaan Garaare
26- Maxmuud Ciise Axmed
27- C/laahi Ibraahim Deboosito
28- Khaalid Xuseen Ciidangale
29- Xasan Dheere
30- Muuse Maxamed Waasuge
31- Liibaan Maxamed
32- C/casiis Cali Ilig-Beyle
33- Xasan Cali Ciise
34- C/risaaq Cabdulle Siyaad
35- Maxamed Wardi
36- Maxamed Aadan Jokore
37- Abuukar Cabdulle Walaal
38- Mahad Maxamed Xasan
39- Xasan Cumar "Gaab"
40- Nuur M. Hogaan
41- C/nuur Cirka Cagoole
42- Daa´uud Celiyoow
43- Aweys Xasan Maxamed
44- Nuur Macow Maleele
45- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen Cadde
46- Cumar Maxamed Abuukar
47- Sheekh C/raxmaan Xaaji Axmed
48- Saalax Eybakar Maxamuud
49- Sheekh Cusmaan Caraale
50- Cusmaan N. Xaaji Yabarow
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim Nuur Cali Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- C/qaadir Xasan Xuseen
56- Shiine Macalin Bilaajo
57- C/casiis Sheekh
58- Yuusuf Abuukar
59- Xaaji Cali
60- Ismaaciil Sheekh Maxamed Mataan
61- Nuuradiin M. Xeyle Wardheere
62- C/raxiim Axmed Daqare
63- Nuur Cusmaan
64- Cali Maxmed Hiraabe
65- Xasan Biikey
66- Axmed Cali Iidow
67- Xasani Maxamed Cali
68- Cabdixamiid Maxamed
69- Maxamed Xaaji Mukhtaar
70- Cabdirashiid Axmed Farey
71-C/raxmaan Muxudiin Rooble
72-C/laahi M Hadaafow
inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun
Dhambaal Tacsi Ah Waxaa taariikhdu markay aheyd 14-10-2009 Isbitaal ku yaala Magaalada Bremen ee Dalka Jarmalka Ku Xijaabtay Allaha u Naxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Badiil oo Dhowaanahan arrimo la xiriira caafimaadkiisa u joogay halkaasi.