
0
Waxaan anaga oo ka mida aqristayaasha shabakada warsheekh
U diraynaa tahniyad kal iyo laab ah tafatiraha shabakada warsheekh
Mudane C/raxmaan Xaaji Cabdulaahi
&
Sahro Jimcaale Maxamed
oo dhawaan wiil ugu dhashay Magaalada ama degmada Warshekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe,
wiilkaas oo loo loogu magac daray Siid Cumar C/raxmaan Xaaji Cabdulaahi waxaana leenahay ilaahay haka dhigo wiilkii dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca
Umadiisa door u soo baxay noqda aamiin aamiin
Noqo kii dalkiisiyo
Diintiisaba anfaca
Dadkiisa wanaagiyo
ugu deeqa gobonimo
waalidkiis u daacada
Daa,yinkiisna caabuda
Duco iyo wanaag hela
Anagoo kala ah
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Ismaaciil maxamed jimcaale
Cabdiraxmaan salaad maxamud
Maxamed axmed shuunac
Cabdikariin maxamud xuseen (garuun)
By Galayr
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 391961
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 83951
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67786
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55342
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 53828
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50222
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44145
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43477
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38331
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38044
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1500
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 1930
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 1782
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1602
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1644
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1579
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1604
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2052
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 1940
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 1757
Abwaan Galeyr & Saaxibadiis Oo Tahniyad dhalasho udiraya Tifaftiraha Webka Warsheekh