Dawlada Koreada Koofureed oo sheegtay inay ciidamadeeda Somalia jooga ay xoog ku soo furan doonaan markab nooca shidaalka qaada ah oo oo burcad badeeda Somalied ay afduubatay .

0
Monday April 05, 2010 - 14:36:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Koreada Koofureed oo sheegtay inay ciidamadeeda Somalia jooga ay xoog ku soo furan doonaan markab nooca shidaalka qaada ah oo oo burcad badeeda Somalied ay afduubatay .

    Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Koofurta Korea ayaa waxay sheegtay inay xoog ku soo furan doondto markabka ay qabsadeen koxaha burcad badeeda Somalied ee daklkaasi laga leeyahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Koofurta Korea ayaa waxay sheegtay inay xoog ku soo furan doondto markabka ay qabsadeen koxaha burcad badeeda Somalied ee daklkaasi laga leeyahay.

Afhayeenbka Wasaradda Arrimaha dibadda dalka Koreada Koofureed Kim Young Sun ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Yonhap inay markabkooda dagaalka ee xeebaha Somalia joooga uu dhaqaaqay dhinaca xeebaha degmada Xarardheere oo la tuhunsan yahay in loola dhaqaqay markabka lagu magacaabo Sanho dream oo saliid wada oo ay burcad badeda Somalied gacanta u galay

 

Afhayeenku waxaa uu sheegay inay hawlgalkaan kala kaashanayaan maraakiibta kale ee dagaalka ee ku sugan xeebaha Somalia waxaana markabkaan u gacanta u galay kooxaha burcad badeda Somalied xilli uu ku socdalayay biyaha badweyna Hindiyawaxaana uu markabkaani ka tagay wadanka Ciraq asagoona ku sii jeeday wadanka Mareykanka.

 



Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
xuurshe114@hotmail.com
Muqdisho-Somalia
Tel:002521-5573321
0025250-995088
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip