Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Tacsidaan ayaa waxa Dirayo Dhamaan Jameecada Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar Al Warsheekhiyi
Gaar ahaan
Tacsida Macalinka ayaa waxa loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada Macalin Abuukar Gurey Gaar ahaan Owlaadiisa
Aamino Abuukar Gurey
Max’ud Abuukar Gurey (Guutaale)
Sheekh Axmed Abuukar Gurey
Iyo dhamaan Reer Xaaji Madoobe iyo Reer Xaaji Xuseen Suufi
iyadoo eebe looga baryay in uu ka waraabiyo Janadiisi Fardowso
Amiin Amiin Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun
Tacsi: Allaah Unaxariistee Waxa Muqdisho Ku Geeriyooday Macalin Abuukar Gurey
Waxa Tacsi Tiiraanyo Leh loo dirayaa Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Macalin Abuukar Gurey oo habeenimadi Xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.