Jaaliyaddu waxay ka codsanaysaa Mas'uuliyiinta kala duwan ee magaalada Minneapolis inay si deg deg ah sharciga loo hor-keeno ciddii ka danbeysay dilkaan murugada weyn leh ee lala beegsaday iftiin-kaas soo baxaayay, balse.
Dhinaca kale mar haddii aannu nahay Muslimiin, nafta waa in lagu qanciyo inaa lilaahi waa innaa lilaahi raajicuun, waxaanna Illaahey uga baryaynaa in uu Marxuunka ka waraabiyo Jannatul fardowsa,Qoyskii, Eheladdii, qaraabaddii iyo asxaabtiisiina simar iyo iimaan ka siiyo. Aamiin, Aamiin Aamiin.
Waxaa Tacsi gaar ah diraaya dadka kala ah:-
1. Prof. Noor Ali Ga'al
2. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
3. Sheikh Hassan Ali Alasow
4. Sheikh Abdullahi Mohamed Hassan
5. Sheikh Ali Hilowle
6. Guleed Haji Omar ( Bood)
7. Hassan Omar Mohamed ( Washington)
8. Ahmednoor Elmi ( Rubac)
9. Daahir Siyad M. ( Daamey)
10. Salah Mohamed
11. Wariye Mukhtar Ahmed Mohamed ( Katiitow)
12. Adeer Abdinoor Mohamed Abdulle
13. Garaad Haamuud Jama
14. Haji Mohamoud ( Ayrish)
15. Haji Abdisalan Jama
16. Sharif Hayi
17. Macallim Siyaad ( Looxos)
18. Osman Mohamed Sheikh
19. Abdulle Hassan Nuurow
20 Muhudin Hassan Jimale
21. Eng. Abdulqadir Ahmed Omar ( Shig Shigo)
22. Mohamed Osman ( Suumaaye)
23. Ahmed Mohamed ( Shutul)
24. Heer Haji Uunsheeye Beerey Weydow
25. Shukri Tohow Mohamed
26. Reer Abdullahi Haji
27. Abdullahi Ali Alasow ( Bagaxey)
28. Garsoore Abdirahman ( Erig)
29. Ali Bin Ali ( Lion of sea)
30. Omar Yusuf
31. Seynab Ugas
32. Shamso Yusuf Caweyd
33. Lul Hilowle
34. Mohamed Mohamed Adan
35. Dahabo Hadaafow
36. Madina arey Hadaafow
37. Mohamed Omar Karani iyo xaaskiisa
38. Abdulqadir Alasow ( Kuwait)
39. Ahmed Dhac Dhacow
40. Cabbaas Maxaad
41. Khammar Ali Haji Abdullahi
42. Abdalla Sheikh Mursal
43. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Jowhar53@hotmail.com
Rochester, MN.
Allaha unaxariistee waxaa ku geeriyooday M/Minnesota Marxum Axmed Nuur Khalif
Dhammaan Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota waxay Tacsi tiiraanyo leh udiraysaa Aabbe Khalif Ahmed Ali Ulusow ( Dhagadheere) iyo Hooyo Caasha Xasanley oo wiilkoodii oo la oran jirey marxuun Ahmednoor Khalif A