hambalyo dhalasho farxadeed u dirayaan awlaadooda axmed maxamed xaaji xuseen iyo aamina sheekh xuseen xeydar oo taariikhdu markey aheyd 16/7/2010 wiil ugu dhashtay wiilkaas oo loo bixiyey xamza axmeddir waxaa hmabalyo udiraaya aabe xaaji maxamed xuseen iyo faaduma sheekhunaa adeer xaaji muxyadiin xaaji xuseen
xaajiya cuuda cali macoow cali xaji nuur cumar xaaji nuur
saciida muxyadiin xaaji xuseen hudda muxyadiin xaaji xuseen ruweyda muxyadin xaaji xuseen cabaas muxyadin xaaji xuseen abuubakar muxyadiin xaaji xuseen cali maxamed xuseen dr.ali omar abati binfaghi sheekh saalim cumar weli
eng maxamed axmed faghi xaajiya faaduma axmed faqi cusmaan xaaji nuur shaacir cumar weli caydaruus cumar weli nuurto xaaji abuukar cusmaan xaaji abuukar suhra maxamed sheekh nuurto maxamed sheekh dhamaantood waxay alle uga baryayaan in xamza axmed maxamed xaaji xuseen leeyihiin soo bar baar in uu alle ka dhigo ki dalkiisa dadkiisa iyo diintiisa wax tara
wabilaahi towfiiq
w.d dr.ali omar abati binfaghi
email ao_abati@hotmail.com
Tahniyad Dhalasho Farxad Leh xamza axmeddir