Tahniyad Meher: Faadumo Cabdulle Raage ( Raage Cadde) iyo Cabdirahman Axmed Abdulle

0
Saturday July 31, 2010 - 01:30:15 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Meher: Faadumo Cabdulle Raage ( Raage Cadde) iyo Cabdirahman Axmed Abdulle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, waxay tahniyad iyo hanbalyo aan la soo koobi kareyn u direysaa Faadumo Cabdulle Raage ( Raage Cadde) iyo Cabdirahman Axmed Abdulle oo isku Meher-saday magaalada Rochester  taariikhdu markey aheyd Jimco July 30th, 2010, iyadoo uu meher-koodu ka dhacay hoolka weyn ee Civic Center Rochester Minnesota.
 
Jaaliyadu waxay Ilahay uga baryayaan labadaan is Meher-saday inay noqdaan labadii isku  raaga isku raaya, kalana hela Wiil iyo caano, Gabar iyo  Caano.
 
Waxaa Tahniyad iyo Hanbalyo gaar ahaneyd diraaya dadka kala ah:-
 
 1. Xil. Maxamuud Geedi Aw Hilowle iyo Xaaskiisa Maryan  M. Afrax
 2. Hooyo Madina Maxamed Caddaan iyo Seykeeda C/salad M. Afrax ( Apollo)
 3. Sheekh Maxamuud Sh.  Cabdi iyo Carrurtiisa
 4. Xaaji Xasan Nuurow iyo Carruurtisa
 5. Sheekh Cali Jaras iyo  Xaaskiisa
 6. Dr. Cismaan Maxamed Sheekh iyo Xaaskiisa
 7. Cabdullahi Xaaji Cumar iyo Xaaskiisa
 8. Cabdullahi Cali Calasow iyo Xaaskiisa
 9. Sheekh Maxamuud Jaysani iyo Xaskiisa
10. Sheekh Cabdullahi M. Xasan iyo Xaaskiisa
11. Sheekh Xasan Cali Calasow iyo Xaaskiisa Seynab Roble
12. Sheekh Cali Ashkir iyo Xaaskisa
13. Shukri Tohow iyo Seykeeda Dr. Axmed Alas
14. Naasir Xasan ( Shig Shigow) iyo Xaaskiisa
15. Cumar Yuusuf ( Dahab Shiil) iyo Xaaskiisa
16. Xaaji Caraaye iyo Carruurtiisa
17. Dahabo Hadaafow  iyo Carruurteeda
18. Nabaddoon Maxamed Xasan iyo Carruurtiisa
19. Salaha Maxamed iyo Sahro Cilmi Rubac
20. Axmednor  Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa Xawo Cabdinoor
21. Cabdinasteex Maxamuud Sheekh iyo Xaaskiisa
22. Shariif  Xayi iyo Xaaskiisa
23. Wariye Mukhtar Ahmed  ( Katiitow) iyo Xaaskisa
24. Macallim Axmed Buraale iyo Carruurtiisa
25. Macallim Axmed Xalane iyo Carruurtiisa
26. Macallim Maxamed Cali ( Khorey) Iyo Xaaskiisa
27. Macallim Ciise  iyo Carruurtiisa
28. Xaaji Maxamuud Ayrash iyo Xaaskiisa
29. Yaasin Cali Xoosh  iyo Carruurtiisa
30. Cumar Aw Roble iyo Xaaskiisa
31. Dr. Axmed Shutul iyo Xaaska Soo socda
32. Cali Muxudiin Maxamed iyo Xaaskiisa
33. Xaji Axmed Jaq Jaqaani iyo Xaaskiisa
34. Avv. C/rahman Ereg iyo Xaaskiisa
35. Abshir Sharafle iyo Xaaskiisa
36. Saciid Barqash iyo Xaaskiisa
37.  Macallim C/rahman
38.  Canab Garuf iyo Carruurteeda
39. Macaalim Siyaad Looxos
40. Ahmeddey Askari
41. Heer Xaji Cunsheeye Beerey
42. Rochester Math & Science Academy
43. RSTV  ( Eng. Abbas)
44. Som. Kulan T.V. ( Apollo)


Eng. A/qadir Cumar Axmed
      
Cisaleey88@hotmail.com
       Rochester, MN

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip