Dhalasho farxad leh: Maxmuud Sh Ax'ed iyo Maka Ax'ed oo gabar ugu dhalatay Deg.Warshiikh

0
Monday August 09, 2010 - 20:34:36 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalasho farxad leh: Maxmuud Sh Ax'ed iyo Maka Ax'ed oo gabar ugu dhalatay Deg.Warshiikh

    Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Max'uud Sh Ax'ed iyo hooyo Makka Ax'ed oo taariikhda marka ay aheyd 08/08/2010 gabar ugu dhalatay Deg.Wars

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Max'uud Sh Ax'ed iyo hooyo Makka Ax'ed oo taariikhda marka ay aheyd 08/08/2010 gabar ugu dhalatay Deg.Warshiikh waxaana loo bixiyey gabadhaas Caa'isha Maxmuud Sh Ax'ed waxaa leenahay Caa'ishey soo bar baar noqo tii dadkeeda,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda.

 

Hambalayadaan ayaa waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.

1. C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi  (Kampala)
4. Max’ud C/llaahi Egale (Italy)
5. Axmed Sheekh Da’ud (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis (Baydhabo)
7. Xuseen max’ud Faras (K/Afrika)
8. C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
9. C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
10. Cumar Sh: C/raxman Max’ud (Swizerland)
11. Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
12. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
13. Max’ed Sheekh Cumar (K/Afrika)
14. Max’ud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
15. Max’ed Xasan Bakistaan (Maalta)
16. Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
17. Luul Maxamed Guhaad (Finland)

Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaan  Caa'isha Max'uud Sh Ax'ed waxaa leenahay Caa'ishey soo bar baar noqo tii dadkeeda,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Aamin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip