Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool Wadanka Ingiriiska ayaa waxay Magaalada |
Siiyaaradaani
oo sanad waliba lagu Qabto Qaaradaan Yurub ayaa sanadkaani waxa lagu
dhigay magaalada Landon ee Cariga Ingiriska halkaasi oo si weyn isugu
yimideen Jaaliyada Somaliyeed ee kunool Qaarada yurub kuwaasi oo aad
ugu hamuun qaba kaqeyb galka Xuska Culimada Somaliyeed ee sida weyn ugu
can baxay Faafinta iyo Barida Diinta islaamka ee Umada Somaliyeed.
Siyaaradaani oo socotay Mudo Sadex maalin ah ayaa waxa ay bilaabatay bilabatey tariiqda markey aheed 15 bisan decenbar ku adaney bishi muxaram 10 lana qatimey tariqda mar key aheed 18 dec kun adaned 12 muxaram iyadoo xusid mudantahay in kazoo qeygalayaasha siyaarada ay si weyn usoo camireen xili ay da’ayaan Baraf aad uqabow kaasi oo xataa saameeyay guud ahaan isusocdka Gobolka.
Gudigi
Abaabulka iyo Soo Dhaweynta Marti sharafka ayaa waxa hogaaminayay
Sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Kulmiye Axmed iyadoo subacyadi iyo
qidmooyinka la aqriyay halkaasi ducooyin kusoo gunaanaday Sheekh Qaasim
Sheekh C/raxman oo ah Saaxibul Waqtiga reer Sheekh Cabdiraxman oo isaga
oo kusugan Degmada Warsheekh Qadka Isgaarsiinta kaga qeyb qaatay iyadoo
sidoo kale ay siyaarada qadka isgaarsiinta uga qeyb qaateen
Culuma’udiin kusugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uuna hogaaminayay
Sheekh Da’ud Sheekh muxumed Sheekh C/raxman.
Waxana muxaadaro diini ah oo ruxday qalbiyada dadki kazoo qeygalay halkaasi kazoo jeediyay Sheekh Cali Nuur Cilmi oo aad ugu dheeraaday Taariikhda Sheekheena Sheekh c/raxman Bin Sheekh Cumar iyo Doorkiisi Barida Diinta Islaamka.
Sidoo
kale waxa isna halkaasi wacdi qiimo badan kazoo jeediyay Sheekh Axmed
Mataan oo isna kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee ku nool
wadanka Ingiriiska.
Qaar kamid ah Gudigi Abaabulka Siyaarada
·Sh: Max’ed Kulmiye Axmed
·Sheekh Daahir Lalow
·Xaaji Maxamed
·Xaaji Axmed
·Xaaji Da’ud Maxamed Raage
·Macalin Xusen Xasan Sabriye
·Sh:
·Sh:
·Sh: Ax’ed Mataan
·Qaliif Cosoble
·Xaaji Cumar Juuni
·Dr. Xasan Max’ud
·Axmed Xaji Maxamed Muuse (Hoosweyne)
·Xasan Baarbey
·C/risaaq Ibraahim Shiikhow
·Maxamed Ibraahim Shiikhow
·Xaaji C/raxman Max’ed Max’ud (C/yare)
·maxamud macalin xuseen
·abuukar xasan sebriye
·libaan maxamud kulmiye
·abdulqadir daa uud maxamed raage
·axmed heysow
·maxamud xasan sebriye
·
·c/raxman daa uud maxamed raage
·cabdulqadir sheekh maxamed kumiye
·salaad celmi
·maxamed cabdi yare
·c/raxaman cabdulaahi qasim iyo
·yaasir cabdi daqarey
Dhanka Dumarka
·safiyo sheekh shariif sheekh muxudin
·fadumo maxamud xaji
·seynab hilowle afrax
·xajiyo fadomo maxamed lungey
·xaajiyo raaxo ow maxamed farey
·shukri ibrahim sheeqow
·caasho sheekh axmed yare
·sacdiyo macalin daa uud
·fadumo xuseen iidow fanooley
·sacdiyo koofi
·xabiibo maalin
·binti daa uud maxamed raage
·sacdiyosaciid
Sawir Qaadistii
1.maxamed cabdi yare iyo
2.c/raxmaan cadulaahi sheekh qasim
(LANDON) QATINKI SIYAARADI SH: C/RAXMAN SH: CUMAR IYO SH: MUXUMED OO LANDON LAGU QABTAY (SAWIRO)