Allaha u naxariistee Nabad-doon Xaaji Cuunsheeye Beerey Weydow oo ka mid ahaa nabad-doonyada ugu caansan koofurta Somaliya gaar ahaan gobalka Sh/Dhexe ee Jowhar iyo caasimada Somaliya ee Muqdishu ayaa ku geeriyooday Magaalada Nairobi Kenya taariikhdu markey aheyd galabnimadii Khamiista September 30th, 2010.
Maalinta Jaimcaha ee bisha Oktoober 1st, 2010-ka ayaa marxuunka lagu aasi-doonoo Qabuuraha Maslimiinta ee magaalada Nairobi Kenya.
Sida la filaayo aaska Nabad-doonka, waxaa ka soo qeyb geli doona mas'uuliyiin sar sare oo uu ka mid yahay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladdii TFG-da Prof. Ali Mohamed Ghedi iyo mas'uliyiin kale oo badan.
Nabad-doonka Soomaliyeed geerida ku timid waxaa qoyskiisa iyo shacabka soomaliyeedba uga tacsiyadaynaaya dadka magacyadoodu hoos ku qoran yahay.
1. Xil. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle USA
2. Ex- Xil. Cabdulle Mahdi Qeylow Nairobi
3. Sheekh Muhudiin Sheekh Hilowle Somaliya
4. Dr. Hassan Ali Mohamed Somaliya
5. Ganacsade Xaaji C/rahman Sebriye Dubai
6. Ganacsade Xaaji C/qadir X. Cali Gaab Dubai
7. Ganacsade Xaaji Cali X. Gaabow Dubai
8. Ganacsade Xaaji C/llahi X. Max'ud M. Cariif Uganda
9. Ganacsade Xaaji Max'ud Diiriye Nairobi
10. Axmed Mohamed Ossoble Uganda
11. Xaaji Ciise X. Max'ud M. Cariif Norway
12. Xaaji Max'ed Xasan Tifow U.K.
13. Xaajiyo Madiina X. Maxamed Sh. Ahmed U..K.
14. Sheekh C/rahman X. Max'ud M. Cariif U.K.
15. Dr. Ismaaciil C/lle Mahdi Qeylow U.K.
16. Xaaji Cali Sheekh Cabdi U.K.
17. Xaaji Mukhtar X. Abuker U.K.
18. Nafiso X. Max'ed Tacbaan U.K.
19. Xabiibo Caddow Max'ud Saqey U.K.
20. C/rashid Max.ed M. ( Taraafiko) Sweden
21. Reer Xaaji Xasan Tifow Suubiye oo ku kala nool dunida dacaladeeda
22. Reer Sheekh Axmed Roorow " " "
23. Reer Xaaji Maxaad Tacbaan " " "
24. Reer Aw Hilowle Sebriye Muuse " " "
25. Reer Macalim Dheere " " "
26. Reer Macalim Gab " " "
27. Reer Xaaji Cali Gaab " " "
28. Reer Xaaji Maalim Afrax Roble " " "
Qore: Xasan Huseen Suubiye
Mahadey114@hotmail.com
Nairobi Kenya
Tacsi, Marxuum Xaaji Cuunsheeye Beerey Weydow