Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Axmed Gas

0
Monday October 04, 2010 - 11:13:34 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Axmed Gas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi: Marxuum Xaaji Abuukar Axmed Gas,Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuuna
Waxaan halkaan uga tacsiyadeynaynaa dhamaan qoyska, walaalaha, Caruurta Xaaska. uu ka baxay Marxuum Xaaji Abuukar Axmad Gas. Oo dhowaan ku geeriyooday wadanka Finland.
Waxaana si qaasa loogu tacsiyeynayaa,
Ali Abukar Gas (Ali Gurey)
Osman Abukar Gas
Ibrahim Abukar Gas
Maxud Abukar Gas
Hawakiin Abukar Gas
Waxaana leenahay illaaheey samir imaan hanaga wada siiyo. Asagana illaaheey qabriga waasac ha uga dhigo suaashana u fududeeyo, janatul fardowso illaaheey ha geeyo. Awlaadoow ka tagayna ilaaheey ha bara keeyo. Amiin, Amiin, Amiin.
Dadka Tacsida dirayo waxay kala yihiin
Aweys Maxed Kirish
Maxed Warsame Xalane
C/Shakuur Hussein Ibrahim
Maxed Muhudiin Ilyare
Abshir Maxed Maxud
Muhudiin Kulmiye Adow
Mihudiin Dhiblaawe
Osman mankey

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip