Tahniyad Aroos: Luul Xaaji Mukhtaar iyo C/raxman Sh Axmed Saalis oo ku aqal galay Sweden

0
Tuesday November 30, 2010 - 21:08:00 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Luul Xaaji Mukhtaar iyo C/raxman Sh Axmed Saalis oo ku aqal galay Sweden

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa tahniyad cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah C/raxmaan Sh Axmed Sh Maxamed Sh Cabdi Celi oo ku magac dheer (Saalis) iyo Luul Sh Mukhtaar Sh Muxidiin Celi (Luul Cadey) oo 27-ka November 2010ku aqal galay Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg)waxaana uu nikaaxooda ka dhacay dalka Sacduui Carabiya taariikhda 26-ka bishaan Nobember 2010.

waxeyna dadka tahniyada farxad leh diraya leeyihiin Saalis iyo Luul Cadey isku waara oo noqdii kuwii hela ubad qeyr qaba Aamiin Aamiin Aamiin.

Dadka Tahniyada diraya waxa ay kala yihiin sida tan:

Waalidka iyo Walaalaha


1) Aabe Xaaji Mukhtaar Sh Muxidiin Celi

2) Hooyo Xaajiyo Binti Xaaji Xassan Maxamed


3) Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo xaasaskiisa iyo caruurtiisa.
4) Faadumo Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo Xaajigeeda iyo caruurteeda.
5) Maxamuud Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo Xaasaskiisa iyo caruurtiisa.
6) Xaliimo Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo Xaajigeeda.
7) Ismaaciil Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo Xaaskiisa iyo caruurtiisa.
8) Muxudiin Xaaji Mukhtaar shiikh iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa.
9) Jamiilo Xaaji Mukhtaar iyo Xaajigeeda iyo wiilkeeda.
10) Xafso Xaaji mukhtaar Shiikh iyo xaajigeeda iyo wiilkeeda.
11) Hani Xaaji Mukhtaar shiikh iyo wiilkeeda.
12) Axmed Xaaji Mukhtaar shiikh.
13) Ibraahim Xaaji Mukhtaar Shiikh.
14) Caasho Xaaji Mukhtaar Shiikh iyo xaajigeeda iyo gabarteeda.
15) Cabdicasiis Xaaji mukhtaar Shiikh.

Eedayaal iyo Aaya-yaal

1) EedoCulumo Shiikh muxyidiin Celi.
2) Eedo Sokorey Shiikh muxyidiin Celi.
3) Eedo Caasho Shiikh Muxyidiin Celi.
4) Eedo Madiino Shiikh Muxyidiin Celi.
5) EedoXabiibo Shiikh Muxyidiin Celi.
6) Eedo Faadumo Shiikh Muxyidiin Celi.
7) Eedo Muslimo Shiikh Muxyidiin Celi.
8) Eedo Cabdiyo Shiikh Muxyidiin Celi.
9) Eedo Faadumo Muxidiin.
10) Eedo Faadumo Mahdi Ow-Maxamuud.
11) Eedo Batuulo Maxamed.
12) Eedo Fadumo Abuukar
11) Aayo aasiyo XaajixassanMaxamed.

Qaar ka mid ah asxaabta iyo ehelada.


1) Sh. Cabdi-salaan Sh Shariif Sh. Muxudiin Celi

2) Maxamuud Sh Shariif Sh. M Celi

3) Aweys Cali Sh. MxudiinCeli

4) Sh Cisadiin Sh Shariif Sh M Celi

5) Sh Qaliil Sh Shariif Sh M Celi

6) Cabdirizaaq Xaaji Cabdulle Sh Muhidiin Celi.

7) Sayid fiicane

8) Aweys Xaaji Cabdulle Sh M Celi

9) Sharma.arke Sh Daahir Sulub

10 Rooble Dheere

11 Shamso Faarax Xusseen

12 Fowziyo Hurdaaye

13 Duniya Xuseen Saney
14) maxamed-deeq Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.
15) Nasro Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.
16) Zamzam Maxamuud Xaaji Mukhtaar.
17) Jamaat Maxamuud Xaaji Mukhtaar.
18) Muxudiin Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.
19) Zubeyda Cabdulqaadir Xaaji Mukhtaar.
20) Falis Maxamed Shiikh Nuur.
21) Hani Maxamed shiikh nuur.
22) Muxudiin Maxamed ShiikhNuur.
23) Feysal Maxamed Shiikh nuur.
24) Mukhtaar Maxamuud Xaaji mukhtaar.
25) Xaawo Shiikh Maxamuud.
26) Sahro Shiikh nuur.
27) Raaliyo Macalin muxudiin.
28) Raaxo Shiikh Muxudiin.
29) MaryanXaaji Muxudiin Geedow.
30) Nasro XaajiMuxudiin Geedow.
31) Sacdiyo Cali Wehliye.
32) Zaynba Maxamed Afrax.
33) Fowziyo Faarax.
34) Fardowso Maxamuud shire.
35) Raxmo Xassan Cabdi.
36) Qadro Cali Dhicis.
37) Caasho Xassan Xusseen.
38) Luul maxamuud Baafo.
39) Xaliimo Yabarow sharey.
40) Sucaad Shiikh Axmed daahir.

41) Feysal Xuseen (Feysal-duba)

42) Deeqo Cabdow (Deeqo-Cadey)

Dhammaan dadkaani oo kala jooga dalalka Somali, Sacuudi Carabi, Imaaradka Carabta (UAE), Kenya, South Africa waxey tahniyada kal iyo laab leh hawada u marinayaan Xidiga iyo Xidigta Faraska iyo Geenyada C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Luul Xaaji Mukhtaar Sh Muxidiin Celi oo 27-kabishaan November 2010 ku aqal galay Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada labaad ee dalkaasi Gothernburg (Göteborg) Waxeyna Leeyihiin Noqda labdii isku waarta ubad qeyr qabana hela isla markaana gaara abkow iyo abooto Aamiin Aamiin Aamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip