Qur’aan Aqriska Siyaarada Sh: Cabdi Celi Ee Landon

0
Saturday December 18, 2010 - 11:12:54 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qur’aan Aqriska Siyaarada Sh: Cabdi Celi Ee Landon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Konfur Galbeed Ee Magaalada Caasimada Ah ee Landon ayaa waxa si rasmi ah uga Bilaabatay Qur’aan Aqriska Siyaaraadka Sheekh C/raxman Ow Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman oo kamid ah Culuma’udiinka Somaliyeed ee sida weyn loogu Qadariyo Fidinta Diinta Islaamka .

Culuma’udiinki Kasoo Qeybgashay Qur’aan Aqriska Siyaaraadka ayaa waxa garwadeen ka ahaa Sheekha caanka ee Sheekh Maxamed Kulmiye Axmed oo kamid ah Culuma’udiinka Somaliyeed kuwooda Ugu Caansan.

Subacyadii qur'aan aqriska ee siyaarada ayaa maalinadii shalay la bilaabay waxaana subacyada hogaaminayey Macalin Xuseen Xasan Sabriye.

Macalin Xuseen Xasan Sabriye ayaa kamid ahaa Macalimiitn sida weyn isugu howlaya abaabulka Subacyada iyadoo qaban qaabada oo si weyn uga muuqdo Xaaji C/raxman (C/Yare) iyo Marti Sharaf kale oo aad ufara badan .

Dhanka Filim Qaadida waa C/raxman C/laahi Sheekh Qaasim waxana idin leenahay Bahda Shabakada Warsheekh ee Reer Uk oo Isku Duuban Ilaah ha inooga dhigo Siyaaradaan Teeda Xigta mid lagu Gaaro Nabad iyo Barare ka dilaacda Dalka Somaliya.

Fiiro Gaar ah , Waxa sidoo kale idin soo gudbin doonaa MUnaasabada lagu soo qatimayo SIyaarada Culimad Somaliyeed ee Caanka kunoqday Fidint Diinta Islaamka.

Xafiiska Shabakad Warsheekh ee Uk

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip