(Landon) Qatinki Siyaaradi Sh: C/raxman Sh: Cumar iyo Sh: Muxumed oo Landon Lagu Qabtay (Sawiro)

0
Tuesday December 21, 2010 - 11:56:28 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Landon) Qatinki Siyaaradi Sh: C/raxman Sh: Cumar iyo Sh: Muxumed oo Landon Lagu Qabtay (Sawiro)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool Wadanka Ingiriiska ayaa waxay Magaalada London dhinaceeda kofur galbed kusoo gaba gabeeyen siyaaradi sheekh c/raxmaan sheekh cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.

Siiyaaradaani oo sanad waliba lagu Qabto Qaaradaan Yurub ayaa sanadkaani waxa lagu dhigay magaalada Landon ee Cariga Ingiriska halkaasi oo si weyn isugu yimideen Jaaliyada Somaliyeed ee kunool Qaarada yurub kuwaasi oo aad ugu hamuun qaba kaqeyb galka Xuska Culimada Somaliyeed ee sida weyn ugu can baxay Faafinta iyo Barida Diinta islaamka ee Umada Somaliyeed.



Siyaaradaani oo socotay Mudo Sadex maalin ah ayaa waxa ay bilaabatay bilabatey tariiqda markey aheed 15 bisan decenbar ku adaney bishi muxaram 10 lana qatimey tariqda mar key aheed 18 dec kun adaned 12 muxaram iyadoo xusid mudantahay in kazoo qeygalayaasha siyaarada ay si weyn usoo camireen xili ay da’ayaan Baraf aad uqabow kaasi oo xataa saameeyay guud ahaan isusocdka Gobolka.

Gudigi Abaabulka iyo Soo Dhaweynta Marti sharafka ayaa waxa hogaaminayay Sheekha Caanka ah ee Sheekh Maxamed Kulmiye Axmed iyadoo subacyadi iyo qidmooyinka la aqriyay halkaasi ducooyin kusoo gunaanaday Sheekh Qaasim Sheekh C/raxman oo ah Saaxibul Waqtiga reer Sheekh Cabdiraxman oo isaga oo kusugan Degmada Warsheekh Qadka Isgaarsiinta kaga qeyb qaatay iyadoo sidoo kale ay siyaarada qadka isgaarsiinta uga qeyb qaateen Culuma’udiin kusugan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uuna hogaaminayay Sheekh Da’ud Sheekh muxumed Sheekh C/raxman.






Waxana muxaadaro diini ah oo ruxday qalbiyada dadki kazoo qeygalay halkaasi kazoo jeediyay Sheekh Cali Nuur Cilmi oo aad ugu dheeraaday Taariikhda Sheekheena Sheekh c/raxman Bin Sheekh Cumar iyo Doorkiisi Barida Diinta Islaamka.

Sidoo kale waxa isna halkaasi wacdi qiimo badan kazoo jeediyay Sheekh Axmed Mataan oo isna kamid ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee ku nool wadanka Ingiriiska.





Qaar kamid ah Gudigi Abaabulka Siyaarada

·Sh: Max’ed Kulmiye Axmed

·Sheekh Daahir Lalow

·Xaaji Maxamed Cali Raage

·Xaaji Axmed Cali Nuur

·Xaaji Da’ud Maxamed Raage

·Macalin Xusen Xasan Sabriye

·Sh: Cali Sh: C/llaahi (Sh: Caliyo)

·Sh: Cali Nuur Celmi

·Sh: Ax’ed Mataan

·Qaliif Cosoble

·Xaaji Cumar Juuni

·Dr. Xasan Max’ud Cali (Xasan Basey

·Axmed Xaji Maxamed Muuse (Hoosweyne)

·Xasan Baarbey

·C/risaaq Ibraahim Shiikhow

·Maxamed Ibraahim Shiikhow

·Xaaji C/raxman Max’ed Max’ud (C/yare)

·maxamud macalin xuseen

·abuukar xasan sebriye

·libaan maxamud kulmiye

·abdulqadir daa uud maxamed raage

·axmed heysow

·maxamud xasan sebriye

·cali sheekh maxamed kumiye

·c/raxman daa uud maxamed raage

·cabdulqadir sheekh maxamed kumiye

·salaad celmi

·maxamed cabdi yare

·c/raxaman cabdulaahi qasim iyo

·yaasir cabdi daqarey

Dhanka Dumarka

·safiyo sheekh shariif sheekh muxudin

·fadumo maxamud xaji cali xasan

·seynab hilowle afrax

·xajiyo fadomo maxamed lungey

·xaajiyo raaxo ow maxamed farey

·shukri ibrahim sheeqow

·caasho sheekh axmed yare

·sacdiyo macalin daa uud

·fadumo xuseen iidow fanooley

·sacdiyo koofi

·xabiibo maalin

·binti daa uud maxamed raage

·sacdiyosaciid

Sawir Qaadistii

1.maxamed cabdi yare iyo

2.c/raxmaan cadulaahi sheekh qasim

W/D: Xafiiska Shabakada Warsheekh Ee Uk










Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip