Arrimaha Bulshada

Islaamka iyo Qoyska Wanagsan

0 Visits: 8840 | Saturday January 25, 2014 - 12:23:09
Islaamku waxuu ka yeelay guurka mid cibaado u ah addoomaha, oo ay Rabigood ugu dhawaanayaan, hadii si kale aan u dhignana , guurku waxaa weeye nus ama qeyb ka mid ah qofka diintiisa, taaso maalinta uu guursado uu dhamaystiray qeyb diintiisa ka mid ah. Dhisida guriga ama reerka wanaagsan waa qeyb ka…

Read More »

Booliska Sweden oo xabsiga dhigay waalidiin Muslim ah caruurtiina ka qaatay

0 Visits: 2668 | Saturday January 25, 2014 - 12:23:04
Booliska Sweden ayaa xabsiga dhigay qoys u dhashay wadanka Malaysia oo haysta baasaboor diplomaasi ah. Hooyada iyo aabaha ayaa lagu eedeeyay in ay caruurtooda ku garaaceen in ay salaada tukadaan. Booliska ayaa reerkaan xabsiga u taxaabay iyagoo caruurtooda ay la wareegtay dowlada. Haddii maxkamad la…

Read More »

Dowladda Netharland oo degenaasho siinaysa Qaxootiga Soomaalida Dib danbana loo celin doonin

0 Visits: 1965 | Friday January 24, 2014 - 20:37:39
Dowladda Netharlands ayaa sheegtay maanta oo Jimco ah in wax ka badashay hannaanka ay ku qaaabisho Soomaalida magangalyada ka raadsata dalkeeda.

Read More »

Garaadso inta aadan Guursan!

0 Visits: 5090 | Wednesday January 22, 2014 - 09:46:45
Haddii aad go'aan qaadatoo guurba aad damacdo Inta aadan galinbaa gudboon inaad gorfeysaaye Ood gunteeda baartaa waxaad damacday geeloowe Ninkii kaa gu' weyn iyo ninkii garasha kaa dheer leh Iyo geedka kii tagi jiriyo goobihii kulanka Iyo kii hortaa guursadaa qeyb la galiyaaye Oo go'aanka…

Read More »

Qaaxada aan Dawada Karin ee Koonfur Africa

0 Visits: 2039 | Saturday January 18, 2014 - 19:51:28
Warbixin ay soo saartey jariidad ka hadasha arrimaha caafimaadka ayaa sheegtey in Koonfuur Afrika ay shacabka ku sii deysey dad qaba nooc xanuunka qaaxada ah oo aaney dawada karin.

Read More »

Dalka Ingiriiska oo Baasabooradiisa ku xaraashaya Suuqyada Caalamka (Warbixin Yaab Leh)

0 Visits: 2832 | Saturday January 18, 2014 - 12:27:37
Dowladda Ingariiska ayaa waxay soo bandhigtay Qanuun cusub oo aan isagoo kale horay Taariikhda Dalkaas loogu baran, kaas oo dhigaya in Dadka Shisheeye ee Hantida badan heysta, gaar ahaanna Carabta loo ogolaado inay iibsadaan Baasaboorka iyo Dhalashada Ingariiska.

Read More »

Caafimaadka: sadex iska ilaali hadaad joogto dhul qabow

0 Visits: 2502 | Saturday January 11, 2014 - 11:49:21
Sadex waxyaabood oo halis ku ah nolosha dadka ku nool qurbaha qaasatan wadamada qaboow, caafimaadku waa shayga u qaalisan nolosha noolaha dunida ku nool, waxaana loo baahan yahay inaad la socoto wax kasta oo wax u dhimi kara caafimaadkaaga,

Read More »

Ubadkaaga hadii aad nacday u daa Intarnetka!!!

0 Visits: 2142 | Saturday January 11, 2014 - 11:31:03
nterneka qaybtiisa lagu wadahadlo waxaa ay u arkaan inay tahay ilbaxnimo, waxaa dhacday in si aan gabasho lahayn ubadkii loogu fasaxay facebooga iyo twitterka iyo meelkasta oo dad lagula hadli karo,dadka qaarkiis waxaaba ay galiyeen sawiradoodii iyo kun caruurtooda,suaal sha u baahan inwax layska waydiiyo…

Read More »

Toban Dabeecadood Oo uu Ilmuhu Barto

0 Visits: 1716 | Thursday January 09, 2014 - 07:08:12
hadaba ilmah yari maskaxdiisa waxa lagu tilmamaa in ay tahay cajalad oo waxa uu maqlo ay durbadiiba ay duubeyso islamar ahaantana uu dhaqan iyo caado ka dhiganayo waxii maskaxdiisa ka dhex guuxayay hadaba qodobadan soo socda waxa ay ka mid yihiin dhaqamada ay caruurta kaga daydaan qoysaskooda :

Read More »

Tuug dib u soo celiyey alaab uu xaday!!! (Qiso dhab ah)

0 Visits: 12805 | Monday January 06, 2014 - 09:03:49
Annagoo marwaliba akhris tayaasheenna u soo xulna sheekaba sheekada ay kaqosol badan tahay kana yaabka badan tahey ayaa maanta waxa aan halkan idinkugu soo gudbinaynaa qiso layaab leh oo ku saabsan nin tuug ahaa oo alaab uu cid ka xaday dib ugu soo celiyey taas oo ka dhacday magaallada muqadishu gaar…

Read More »

7 sababood oo kaa hortaagan taajirnimada

0 Visits: 2987 | Saturday January 04, 2014 - 11:36:33
Horta calafka waa xagiisa balse ma isweydiisay sababta dadka qaar ay waxaas oo lacag u rich-300x162haystaan adiguna aad ku sari la'dahay? Aduunka waxkasta waxay u baahanyihiin dadaal dheeri ah iyo waqti, halkaan waxaan ku hayaa 7 arimood oo naga hortaagan taajirnimada.

Read More »

Fanaanada Ikraan Caraale oo ugu dambeenti kahadashay War suuqa galay!!!

0 Visits: 6117 | Sunday December 29, 2013 - 11:53:59
Fanaanada Caanka ah ee kamid ah da'yarta soo koreyso ee fanka Soomalaiyeed ayaa waxey marki ugu horeesay si rasmi ah uga hadashay hadal heen xoogan oo baryihi lasoo dhaafayay leesla dhax marayay shabakadaha bulshada kuxiriirto.

Read More »

Haweeney buurta Kalimanjaro uga boodaysa si ay u caawiso caruurta Syria

0 Visits: 2647 | Tuesday December 24, 2013 - 10:15:04
Haweeney u dhalatay dalka Masar ayaa isku diyaarinaysa inay ka dul boodo buurta Kiliminjaro si dhaqaalaha kasoo gala ugu caawiso qaxootiga wadanka Syria ka cararay ee dhibaatadu haysato.

Read More »

12 calamaadood oo lagu yaqaano dadka kartida leh

0 Visits: 3024 | Tuesday December 24, 2013 - 10:14:01
Dadka kartida leh ayaa lagu karto calaamado gaar ah oo ay kaga duwan yihiin dadka aan kartiga lahayd. 13 kaan calaamood oo aan hoos ku xusayo haddii aad leedahay hambalyo waxaad ka midtahay dadka kartida leh.

Read More »

Suldaan Aweys oo baaq udiray waxgaradka Beesha Celli Cumar .

0 Visits: 2851 | Sunday December 15, 2013 - 13:28:59
Suldaan Aweys Suldaan Maxamud, Suldaanka beesha Celli Cumar oo isaga oo kusugan wadanka Australia warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu baaq hawada umariyay guud ahaan waxgaradka beesha Celli Cumar isagoo ku baaqay gogol nabadeed oo looga tashanayo aayaha Beesha.

Read More »

Xaflad aroos saaka ka dhici laheyd degmada Hodan oo ku dhamaaday fashil, ceeb iyo weji gabax

0 Visits: 5523 | Friday December 13, 2013 - 21:50:05
Xaflad Nikaax iyo aroosba iskugu jirtay oo saaka ka dhici laheyd xaafada Ex-kontrol ee degmada Hodan ayaa ku dhamaatay weji gabax iyo fashil.

Read More »

8 arimood oo sababa burburka qoysaska qurbaha

0 Visits: 5410 | Thursday December 12, 2013 - 11:01:59
Qoysaska ku nool qurbaha ayaa lagu xantaa in ay ka dhexjiraan qilaafaadyo balaaraan oo marar badan keena burburka qoyska iyo kala taga lamaanayaasha. Lama soo koobi karo inta aan maqlay reer Soomaali ah oo kala tagay. Waxaa maqlaysaa hooyadii ayaa aabaha dharka albaabka u dhigtay. Hadaba waa maxay sababaha…

Read More »

Abwaan Hadraadi oo ugu dambeenti Hees kasameeyay Qilaafka somaliland (VIDEO)

0 Visits: 3765 | Monday November 25, 2013 - 15:37:33
Hadii dhoobi fara baxay dhoobeeyey taladii nin dhukani haduu jiro amba maan isdhago maro. Hees Cusub oo lagu taageeraayo Axsaabta iyo Shirka Dood Qaran Ereyadii Hadraawi iyo Codkii iyo music gii macaanaa ee C/rashiid Cali Xamari

Read More »

Fadeexad Cusub: Hees Caan baxday oo feeg noqotay leeskuna qabsaday (Video)

0 Visits: 2296 | Saturday November 23, 2013 - 09:09:02
Fannaanka caanka ah ee Maxamuud Xaaji Cali Gaaywaroow ayaa bannaanka soo dhigay muuqaalka hees caan ah oo lagu magacaabo Calmasho, taaasoo uu horay u xaday Fannaanka da´da yar ee Cali Najiib, maadaama uusan muujin in heestani horay loo qaaday.

Read More »

Dam-jadiid Dayac maahane Daryeel lagama hayo!

0 Visits: 2401 | Thursday November 21, 2013 - 17:22:05
Murti ayaa leh: "Mar i dagi Allaha dago, mar labaad i dagase anaa is dagay!" waa xigmad xajiib ah oo aan Soomaalidu ku dhaqmin, mar walbana garabmarto. Mid kale, waxay leedahay: "La mood noqonse wayday!". Sooyaalka Soomaalida marka aad eegto waxaa ku xardhan inta kol ee aragti la'aan…

Read More »

Tariikhdii iyo waxqabadkii Dr. Ahmed Mohammed Mohammoud Kulmiye (Ahmedwarsheik).

0 Visits: 3684 | Tuesday November 05, 2013 - 20:45:23
Dr. Ahmed waxa oow ku dhashay Degmada Warsheik. Waxbarshadii Diinta Islamka, Quranka Kariika, luqada carabiga iyo culuumta kale ee Islamiga sida Naxwaha Carabiga, tafsiirka quranka, Cilmiga fiqiqa waxa oow ku qaatay Kuliyadii diinta ugu weyneed ee konfurta Somalia (Kuliyadii Diibnta ee Sheikh Abdi Omar)…

Read More »

Qiso qiiro leh: Aabe 100 Karoon ma i deymin kartaa?

0 Visits: 3164 | Tuesday October 22, 2013 - 00:37:43
Aabe ayaa waqti danbe gurigiisa yimid , isagoo shaqadiisii kasoo rawaxay oo daalan , 100kr islamarkii uu gurigiisa soo galayba wuxuu la kulmay wiilkiisa oo 5 sano jir ah oo irida guriga kusugaa.

Read More »