Ubadkaaga hadii aad nacday u daa Intarnetka!!!

0
Saturday January 11, 2014 - 11:31:03 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ubadkaaga hadii aad nacday u daa Intarnetka!!!

    nterneka qaybtiisa lagu wadahadlo waxaa ay u arkaan inay tahay ilbaxnimo, waxaa dhacday in si aan gabasho lahayn ubadkii loogu fasaxay facebooga iyo twitterka iyo meelkasta oo dad lagula hadli karo,dadka qaarkiis waxaaba ay galiyeen sawiradoodii iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

nterneka qaybtiisa lagu wadahadlo waxaa ay u arkaan inay tahay ilbaxnimo, waxaa dhacday in si aan gabasho lahayn ubadkii loogu fasaxay facebooga iyo twitterka iyo meelkasta oo dad lagula hadli karo,dadka qaarkiis waxaaba ay galiyeen sawiradoodii iyo kun caruurtooda,suaal sha u baahan inwax layska waydiiyo ayaa ah waa maxay intarnetku ? yaase adeegsada?muxuuse qasaaro iyo faaiido leeyahay? qaabkeese u wanaagsan oo aad u adeegsato?intarnerku waa aalad casri ah oo aduunka ku soo korartay, waxaana adeegsada dad fiican iyo dadxun,faaiidada uu leeyahayna waa in laga iostic maalo antiisa wanaagsan,, markii aad isticmaalaysana waa inaad haysataa security wanaagsan, waxaad oogaataa in wixii masawiro ah ama macluumaad kuugu jira facebooga ama emailkaaga inuu yahay wax shirko ah oo lawada leeyahay, waxkasta oo aad ku qorayso facebuugaagana waxaa jira dad aqoon durugsan u leh internetka oo kula socda,hadaba ubadka lagu fasaxay facebooga dadka ay la sheekaysanayaan mayihiin kuwo sax ah, inta badan ubadka soomaaliyeed ee halaabay ama lawaayey ama danbiyada galay waxaa macalinkoodii ku jiray internetka, dhanka kale waxaa jira aalad kuu sahlaysa inaan hesho qofka aad doonto masawaradiisa iyo waxaa uu qorqoro, sidoo kale faceboogaaga basswordkiisa waa sahlan tahay si lagu furo, marka ujeedadayda ayaa ah inaan idiin sheego in waxa internerka ku jira ay yihiin wax sidii ladoono laga yeeli karo, sawirada ku jirana inta badan waa been, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaadan galin sawirada ubadkaada internetka sida facebooga, sidoo kale waa inaad la socotaa ubadkaagu cida uu la xiirayo, hadii kale waxaa kugu dhacaya inaad ku caruurwaydo facebooga,dhanka kale aalada faceboogu hada waxaa laga gudbay oo waxaa jira kumaankum kadan facebooga oo lagu wada xiriiro, walaalidiinta soomaalida waxaa ku wacyigalinanyaa inay laftigoodu is ka xakameeyaan adeegsiga wadahadalka internerta, ubadkoodana ka badnbaadiyaan dadka aan la arkayn ee xiriirka la samaynaya caruurua si ay jar uga tuuraan.


Ileys

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip