Caafimaadka: sadex iska ilaali hadaad joogto dhul qabow

0
Saturday January 11, 2014 - 11:49:21 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caafimaadka: sadex iska ilaali hadaad joogto dhul qabow

    Sadex waxyaabood oo halis ku ah nolosha dadka ku nool qurbaha qaasatan wadamada qaboow, caafimaadku waa shayga u qaalisan nolosha noolaha dunida ku nool, waxaana loo baahan yahay inaad la socoto wax kasta oo wax u dhimi kara caafimaadkaaga,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadex waxyaabood oo halis ku ah nolosha dadka ku nool qurbaha qaasatan wadamada qaboow, caafimaadku waa shayga u qaalisan nolosha noolaha dunida ku nool, waxaana loo baahan yahay inaad la socoto wax kasta oo wax u dhimi kara caafimaadkaaga, Hadaba dadka soomaaliyed ee ku nool cimilada qabow waxaa looga digayaa inay iska ilaaliyaa sadex waxyaabood oo hadii ay badsadaan ku keeni karta caafimaad xumo,

Sadexdaas oo kala ah (sonkorta saliida ama subaga iyo cusbada) sadexdaas waxyaabood ayaan u fiicnayn inay galaan jirkaaga marka aad ku noo shahay wadamo qabow, sababaha ay halis u noqdeen ayaa ah ,

Wadamada qaboobaha ah jirkaagu mahelayo qashin saar ama dhidid, wax kasta oo aad cun tana jirkaaga ayey fariisanayaan, wixii jirka ku fariistana waxaa ay keenaan cudur ,marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad iska ilaaliso cunista ama cabida waxyaaba ay ku badan yihiin sadexdaas aan kor ku soo sheeganay, dadka ku nool wadamada kulul waa ay isticmaali karaan waxkasta oo ay rabaan, maxaa yeelay jirkooda ayaa sanaynaya qashin saar sida dhidid badan, ugu danbayntii hadii aadan haysan cimilo jirkaaga ku samaynaysa qashinsaar waa inaad ka fogaataa isticmaalka dufanka cusbada iyo sonkorta.
by xaashi
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip