Toban Dabeecadood Oo uu Ilmuhu Barto

0
Thursday January 09, 2014 - 07:08:12 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toban Dabeecadood Oo uu Ilmuhu Barto

    hadaba ilmah yari maskaxdiisa waxa lagu tilmamaa in ay tahay cajalad oo waxa uu maqlo ay durbadiiba ay duubeyso islamar ahaantana uu dhaqan iyo caado ka dhiganayo waxii maskaxdiisa ka dhex guuxayay hadaba qodobadan soo socda waxa ay ka mid yihiin dha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hadaba ilmah yari maskaxdiisa waxa lagu tilmamaa in ay tahay cajalad oo waxa uu maqlo ay durbadiiba ay duubeyso islamar ahaantana uu dhaqan iyo caado ka dhiganayo waxii maskaxdiisa ka dhex guuxayay hadaba qodobadan soo socda waxa ay ka mid yihiin dhaqamada ay caruurta kaga daydaan qoysaskooda :


  1. haddii canugu la nool yahay qoys dood badan wuxuu bartaa cambaareynta
  2. haddii canugu la nool yahay qoys naceyb wuxuu bartaa dagaal
  3. hadii canugu la nool yahay qoys yasid badan waxaa uu bartaa cuqdad
  4. haddii uu canugu la nool yahay qoys ceebeyn badan waxa uu bartaa rabsho
  5. haddii uu canugu la nool yahay qoys samir badan waxa uu bartaa dulqaad
  6. haddii uu canugu la nool yahay qoys dhiirigelin badan waxa uu kalsooni
  7. haddii uu canugu la nool yahay qoys amaan badan waxa uu bartaa mahadnaq
  8. haddii uu canugu la nool yahay qoys garsoor badan waxa uu bartaa cadaalad
  9. haddii uu canugu la noolyahay qoys nabad waxa uu jeclaadaa naftiisa
  10. haddii uu canugu la nool yahay ogolaansho badan iyo saaxiibtinimo waxa uu heelaa jaceylka adduunka oo dhan.

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip