Tobanka Xidig ee ugu gool-dhalinta badan Horyaalka Premier League iyo qaabka ay ukala horeeyaan

0
Monday March 31, 2014 - 22:24:01 in Sports by
  • Visits: 2127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tobanka Xidig ee ugu gool-dhalinta badan Horyaalka Premier League iyo qaabka ay ukala horeeyaan

    Waa Toban xidig oo xagaagan ugu gool-dhalinta badan Horyaal Premier League ee dalka England waxa ayna ukala horeeyaan sida tan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Toban xidig oo xagaagan ugu gool-dhalinta badan Horyaal Premier League ee dalka England waxa ayna ukala horeeyaan sida tan:

1- L. Suare—oo leh (29—gool)—Wax rigooraana kuma jiraan "Liverpool”.

2- D. Sturridge—oo leh (20—gool)—Wax rigooraa ma jiraan "Liverpool”

3- Y. Tourre—oo leh (17—gool)—Waxa jiro (5—Rigooro)"Man—City”

4- S. Aguero—oo leh (15—gool)—Wax rigooo ah Na jiraan "Man—City”

5- J. Rodriguez—oo leh (15—giool)—Wax rigooraa Majiraan "Southampton”

6- W. Rooney—oo leh (15—gool)—Waxaa jiro (2—Rigooro) "Man United”

7- E. Hazard—oo leh (14—gool)—waxaa jiro (4—Rigooro) "Chelsea”

8- L.Remy—oo leh (13—gool)—Wax rigooraa Majiraan "Newcastle”

9- O. Giroud—oo leh (13—gool)—Waxaa jiro (1—Rigoore) "Arsenal”

10- W. Nony—oo leh (12—gool)—waxaa jiro (2-Rigoore) "Swansea”

Hadaba  Tobankaan Xidig  ayaa ugu gool-dhalin badan Horyaalka England ee Premier League ayadoona sidan ay ugu kala horeeyaan gool-dhalinta.




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip