Wax ka ogoow tobanka xidig ee ugu gool dhalinta badan Champions League‏

0
Thursday November 06, 2014 - 13:13:56 in Wararka by
  • Visits: 2479
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka ogoow tobanka xidig ee ugu gool dhalinta badan Champions League‏

    Gool dhalinta horyaalka Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League waxaa heystay iskoorkiisa laacibki hore ee kooxda Real Madrid Raul isagoo mudo dheer rikoorkaas la gaari waayay maadaama 71 gool uu ka dhaliyay dhamaan kulamadii Champins League.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gool dhalinta horyaalka Yurub ugu xiisaha badan ee Champions League waxaa heystay iskoorkiisa laacibki hore ee kooxda Real Madrid Raul isagoo mudo dheer rikoorkaas la gaari waayay maadaama 71 gool uu ka dhaliyay dhamaan kulamadii Champins League.
Raul ayaa mudo sugaayay in la gaaro halka uu ka gaaray Champions League gool dhalintiisa balse waxa iskoorkiisa mudada dheer qaatay in la gaaro soo taabtay xalay laacibka weyn ee kooxda Barcelona Leo Messi.

Messi ayaa goolkiisa 71 aad e Champions League xalay ka dhaliyay kooxda Ajax kadib markii u dhaliyay laba gool isagoo horey u lahaa 69 gool ayuu xalay ku darsaday laba gool taas oo ka dhigeysa inuu gaaro iskoorka Raul balse maku sii darin gool si uu u dhaafo Raul.

Hadaba gool dhalinta horyaalka Yurub ee Champions League waxaa jira ciyaartooy badan oo goolal fara badan ka dhalyay kuwaasoo caan ka ah Champions League waxaana idin heynaa tobanka xidig ee ugu goolasha badan Champions League.

Tobanka xidig ee ugu goolasha badan Champions League

71 Lionel Messi (FC Barcelona)
71 Raúl González (Real Madrid CF/FC Schalke 04)
70 Cristiano Ronaldo (Manchester United FC/Real Madrid CF)
56 Ruud van Nistelrooy (PSV Eindhoven/Manchester United FC/Real Madrid CF)
50 Thierry Henry (AS Monaco FC/Arsenal FC/FC Barcelona)
48 Andriy Shevchenko (AC Milan/Chelsea FC/FC Dynamo Kyiv)
46 Filippo Inzaghi (Juventus/AC Milan)
43 Didier Drogba (Olympique de Marseille/Galatasaray AŞ/Chelsea FC)
42 Alessandro Del Piero (Juventus)
41 Karim Benzema (Olympique Lyonnais/Real Madrid CF)
41 Zlatan Ibrahimović (AFC Ajax/Juventus/FC Internazionale Milano/FC Barcelona/AC Milan/Paris Saint-Germain)
33 Fernando Morientes (Real Madrid CF/AS Monaco FC/Liverpool FC/Valencia CF)
30 Samuel Eto'o (RCD Mallorca/FC Barcelona/FC Internazionale Milano/Chelsea FC)
30 Kaká (Real Madrid CF/AC Milan).

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip