waxaan tahniyad dhalasho faraxad leh hawada u marineynaa Ustaad C/raxmaan Cali Shiikh iyo Shukri Maxamuud Maxamed oo gabari ugu dhalatay magaalada muqdisho waxaane leenahay noqo tii dadkeeda iyo dalkeeda iyo diintaba anfacdo anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan kuna sugan magaalada Capetown ee dalka…
Read More »