Maamulka,Shaqaalaha & Aqristayaasha Webka Warsheekh Waxey Tahniyad Dhalasho Udirayaan Ustaad C/raxman Sh: Cali iyo Marwo Shukri Maxamud

0
Thursday April 15, 2010 - 17:09:25 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka,Shaqaalaha & Aqristayaasha Webka Warsheekh Waxey Tahniyad Dhalasho Udirayaan Ustaad C/raxman Sh: Cali iyo Marwo Shukri Maxamud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/raxman Sh: Cali Sh: Muxumed iyo Hooyo Shukri Maxamud Maxamed oo Gabari Ugu Dhalatay magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Madiina ee Gobolka Banaadir.

Hambalayadaan ayaa waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.

1. Max’ud Sheekh Axmed Yare (Lilaahi) (Iffo)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi  (Kampala)
4. Max’ud C/llaahi Egale (Italy)
5. Axmed Sheekh Da’ud (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis (Baydhabo)
7. Xuseen max’ud Faras (K/Afrika)
8. C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
9. C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
10. Cumar Sh: C/raxman Max’ud (Swizerland)
11. Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
12. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
13. Max’ed Sheekh Cumar (K/Afrika)
14. Max’ud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
15. Max’ed Xasan Bakistaan (Maalta)
16. Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
17. Luul Maxamed Guhaad (Finland)

Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaan  Saamiye C/raxman Sheekh Cali waxeyna leeyihiin  Saamiyeey Noqo Tii Dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinteeda Anfaca AAAmiin Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip