Waxaan halkan tahniyad uga diraynaa Anaga oo ah asxaabtiisaa iyo ehliyadiisaa
Mudane Cabdiraxiin Hiowle Galayr , iyo marwo Farxiyo maxamed cabdi
Oo wiil ugu dhashay 14/07/2010 magaalada Zurich ee dalka Switzerland
Wiilkaas oo loo bixiyay magaciisaa Muscab Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Waxaan leenahay wiilkii diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca ilahaay haka dhigo
Aamiin aamiin aaamiin soo barbaar Muscaboow , waxaa Tahniyada dirayada
Hooyo Faadumo warmooge
Cabdixakiin sheikh maxed axmed
Kaltuun sheikh maxamed axmed
Ismaaciil sheikh maxamed axmed
Xirsi hilowl Galayr
Xaliimo Hilowle Galayr
Saciid Hilowle Galayr
Sahra Hilowle Galayr
Safiya Hilowle Galayr
Aabe Maxamed cabdi celiye
Hooyo Madiino maxamud shoobaaye
Laylo maxamed Cabdi
Caafi maxamed cabdi
Cadde Maxamed cabdi
Hani maxamed cabdi
Adeer axmed maxamed Weheliye(axmedcade)
Hooyo Khadiijo xuseen maxamed
Maxamed axmed maxamed
Shucayb axmed maxamed
Shamhaan axmed maxamed
Cabdiraxmaan salad maxamud(majo)
iyo xaaskiisa Sagal xasan
Ismaaciil maxamed jimcaale
Dowson gabayre xaashi
Cabdikariin garuun
Axmed xasan gudbaaye
Dhamaantood waxay tahniyad u diryaan wiilka cusub ee ku soo biiray qoyska
Reer cabdiraxiin Hilowle Galayr
Soo barbaar soo barbaar
Dhalasho wacan : Muscab C/raxiin Hilowle Galeyr