Tahniyad Aroos C/fataax Xasan (Hanis) iyo Farxiyo Aadan (Farxaa) oo Arooskoodii ka dhacay Baydhabo

0
Thursday February 04, 2010 - 14:14:27 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos C/fataax Xasan (Hanis) iyo Farxiyo Aadan (Farxaa) oo Arooskoodii ka dhacay Baydhabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus


Halkan waxaa Tahniyad Aroos ah ka diyara Qoyska reer Aaba Xasan Maxamed Aadan iyo Qoyska  reer Aaba Aadan Nuur Aadan, iyo qaar ka mid ah qaraabada reer Xasan Maxamed, waxayna kala yihiin dadka soo socda:-
 
1- Aaba Xasan Maxamed Aadan
2- Aaba Aadan Nuur Aadan
3- C/rasaaq Axmed Dool ( Dool Yare )
4- C/llaahi Sheekh Aadan Aadan
5- Axmed Xasan Maxamed ( Cowke Yare)
6- C/shakuur Xasan Maxamed ( Shakra)
7- Kiin Xasan Maxamed ( kiinkos)
8- Naciimo Xasan Maxamed
9- Samra Xasan Maxamed ( Samra Cadeey )
10- Luul Xasan Maxamed
11- Maxamed Xasan Maxamed ( Deeq)
12- C/maalik Xasan Maxamed
13- Ayeeyo Xabiibo Cabdi Cali
14- Tamiimo Xasan Xaaji iyo Saygeeda iyo Caruurteeda.
    15-Hooyo Maryan Kadiil Samow
16- Hooyo Raxma Kadiil Samow
17- Hooyo Nuurto Aadan
18 – Nuurto Xaaji Aadan
19- Maxamed Aadan Nuur  iyo Gabadhiisa Yar iyo Xaaskiisa.
20- Ruqiyo Aadan Nuur ( Raaxo)
21- Xafso Aadan Nuur  ( Xafso Hodan )
22- Maynuun Adan Nuur (Ubaxeey)
23- Sacdiyo Aadan iyo Gabadeeda Yar ee Yaasmiin Maxamed
 
 
Dhammaan Dadkani oo dhan oo kala jooga Baydhabo,Muqdisho, Boosaaso, Lascaanood, Gaalkacyo, Kambaala, USA, UK, Swedan, iyo dhammaan Caruurta Reer Xasan Maxamed Aadan waxay Tahniyad Aroos ah u dirayaan Arooska iyo Aroosadda oo kala ah C/fataax Xasan Maxamed ( Hanis ) iyo Farxiyo Aadan Nuur ( Farxaa) oo Arooskoodii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Dalka Soomaaliya, Taariikhdu markii ay aheyd 23-kii January sanada 2010.
 
Sidoo kale, Asxaabta, dhalinyarada,wariyaasha, iyo engineerada oo oo kala ah iyagna si gooni ah waxay tahniyad Aroos ah u dirayaan Wariye C/fataax Xasan Maxamed ( Hanis ) iyo Farxiyo Aadan Nuur ( Farxaa ) oo Arooskoodii ka dhacay Baydhabo 23-kii January 2010-ka, waxayna laka yihiin magacyada soo socda:-
 
1-    C/qaadir Maxamed Xaashi (Xaashi Yare) Madaxa Shacabka.net 
2-    C/raxmaan Sheekh Xaaji C/llaahi ( Farxad) Webmaster-ka Warsheekh.com
3-    Axmed Istiila ( Webmaster-ka Shacabka.net )
4-    C/fataax Maxamed Yuusuf ( Eng. Reys -  Dadnimotechnology)
5-    Aweys Ciisa Awale ( Chief –ka Dadnimotechnology)
6-    C/rasaaq Cilmi Black ( Black Yare ) ( Dadnimotechnology)
7-    Maxamed Beezaani ( webmaster Dadnimo.com)
8-    Maxamed Ibraahim Ayaanlle( Wariye ka tirsan Qaranimo.com)
9-    Shadoor Xaaji Shadoor  ( Wariye ka tirsan Radio Shabelle )
10-                       Maxamed Xaaji Abuukar ( Dictionary) ( Wariye ka tirsan GBC)
 
 
Dadkaasi oo dhan oo tahniyadda Aroos kala diraya dhammaantooda waxa ay leeyihiin Arooska iyo Aroosadda noqda kuwii isku waara, ubad kheyr qaba kala hela, Aamiin, Aamiin, Aamiin.
 
 
W/D. Samra Xasan Maxamed ( Samra Cadeey)

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip