Hambalayadaan ayaa waxa dirayo Qaar kamid ah maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Webka Warsheekh oo kala ah.
1. C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) (Gothernberg)
2. Maxed Deeq Muuse (Deeq Darajo) (K/Afrika)
3. C/raxman Sheekh C/llaahi (Kampala)
4. Max’ud C/llaahi Egale (Italy)
5. Axmed Sheekh Da’ud (K/Afrika)
6. Cabdifitaax Hanis (Baydhabo)
7. Xuseen max’ud Faras (K/Afrika)
8. C/qaadir Xaashi Maxamed (Uk)
9. C/raxman Xaaji Axmed (Sweden)
10. Cumar Sh: C/raxman Max’ud (Swizerland)
11. Cali Sheekh Axmed Yare (Nairobi)
12. C/rashiid Maxamed Yuusuf (Sweden)
13. Max’ed Sheekh Cumar (K/Afrika)
14. Max’ud Axmed Xasan (Xuurshe) (Muqdisho)
15. Max’ed Xasan Bakistaan (Maalta)
16. Aamino Sheekh Ibraahim Sh: Cabdi (Abu Dhabi)
17. Luul Maxamed Guhaad (Finland)
18. ismaan Sh C/raxmaan (Ismaanow) (K/Afrika)
19. C/llaahi Sh C/raxmaan (beenmasheege) (K/Afrika
Dhamaan Dadkani iyo kuwa kale oo sii qarsanba waxey tahniyadaan farxad leh hawada umarinayaan Maxamuud Maxamed Sh C/raxmaan waxeyna leeyihiin Maxamuud soo bar baar noqo kii dadkiisa,dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aamin Aamiin Aamiin.
Dhalasho farxad leh: Max'ed Sh C/raxmaan (Dhalxa) iyo Makka Sh Max'ud Hilowle oo wiil ugu dhashay Muqdisho
Dhamaan Maamulka, Shaqaalaha iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh waxey tahniyad dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Maxamed Sh C/raxmaan oo ku magac dheer Khaliif Dhalxa iyo hooyo Makka Sh Maxamuud Hilowle oo taariikhda marka ay aheyd 0