Tahniyad Aroos Mudane Maxamed C/llahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed

0
Wednesday March 10, 2010 - 19:28:29 in Tahniyad by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos Mudane Maxamed C/llahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahniyad Aroos oo ku socota Mudane Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) Iyo Aamino Zahro Maxamed Axmed oo ka dhacay Dalka Holland, 01/March/2010 Ilahay Waxaanu uga baryeeynaa inuu Qoyska Cusub ka yeelo kuwii isku raaga, ubad khayr qabana kala Hela Aamin Aamin, Tahniyadan Aroos Waxa Diraya dadka kala ah


Anagoo kala ah

1.Xoghayah Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga Aamino IIko Baxarow
2.Ayeeyo Faadumo Abuukar Cismaan(janagasho)
3.Ayeeyo Caasho Sheekh Cabdi(dad ma dhiibto)
4.Ayeeyo Aamino Sheekh Xasan
5.aabo Cabdullaahi Cali Sh Cabdi
6.eedo zahra Naaji
7.hooyo Nuurta Xasan Anis
8.adeer Bashiir Cali Cabdi
9.aabo Maxamed Axmed Sh Nuur
10.hooyo Caasho Xasan Aanis
11.eedo Xaliimo Cali Sh Cabdi
12.adeer Maxamuud Maxamed Cali iyo caruurtooda
13.eedo Caasho Cali Sh Cabdi
14.adeer Maxamuud Sh Nuur iyo caruurtooda
15.eedo Zaciima Cali iyo Caruurteeda
16.Nabadoonka beesha shiikhaal jasiira
17.Maxamed Wali Nuur Sheekh Cabdi
18.Gudoomiya Ururka dhaq dhaqaaqa dhallinyarada jasiira -JYOM-
19.Cumar yacquub Xaaji Cabdow iyo xubnaha urukaasi oo dhan ayaa tahniyada dirayaa oo
20.magacyadooda halkaan aan lagusoo koobi karin
21.Xooghaayaha arimaha dibada -JYOM- Maxamed Axmed Cabdalla (Diyeeshe)
22.adeer Maxamed Cali sh Cabdi iyo xaaskiisa
23.habaryar Faaduma Xasan Aanis iyo caruurteeda
24.habaryar Muslimo Xasan Aanis iyo caruurteeda
25.abti Cali Xasan Aanis iyo xaaskiis
26.adeer Qaasim Maxamed xaaskiisa iyo caruutiisa
27.Adeer Cabduraxmaan Maxamed Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa
28.Faaduma Axmed Sheekh Nuur xaaskeeda iyo carerteeda
29.Aamino Axmed Sheekh Nuur xaskeeda iyo caruurteeda
30.Faadumo Cabdullaahi Cali
31.Maryan Cabdullaahi Cali
32.Xaliimo Cabdullaahi Cali
33.Cismaan Cabdullaahi Cali(Cismaan caate)
34.yuusuf Cabdullaahi Cali
35.Hudda Cabdullaahi Cali
36.Madiino Bashiir Cali Cabdi
37.Nuur Bashiir Cali Cabdi
38.Cabdullaahi Bashiir Cali Cabdi
39.Xasan Maxamed Axmed(Xasan jasiira)
40.Faaduma Maxamed Axmed
41.Zubayr Maxamed Axmed(zubayr jasiira)
42.khadiijo Maxamed Axmed
43.Xaliimo Maxamed Axmed
44.aniso Maxamed Axmed
45.raxmo Maxamed Axmed
46.fartuun cumar shiiq
47.faadimiini muumin shiiq
48.c/lla maxmuud cali ( caboodi)
49-Cali maxamed Xuseen Zoha yare
50-Feysal maxamed cali Nasiibkeey
Waxaa tahniyad iyo hambalyo u diraynaa:

Arooska:

Weriye Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye)

Aroosada:

Aamino Zahra Maxamed Axmed


Oo dhawaan ku aqal galay dalkaasi Netherland.

Arooskan ayaa ka dhacay degmada Jasiira ee gobolka Shabeelada Hoose, Maalintii

Isniinta ahayd taariikhdu kubeegneyd 14-ka Bisha Mowliidka Barakeysan waafaqsana

01/03/2010. Aqal galkooduna wuxuu ka dhacay magaalada Amsterdam ee dalkaasi Netherland

Waxaanu leenahay Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano, waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inay

noqdaan Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta.

Allaahuma Aamiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip