Maqaallo

Suldaan Aweys: "Waxa soo dhaweynayaa Gudoomiyaha cusub ee degmada Warsheekh".

0 Visits: 1932 | Tuesday July 14, 2015 - 16:36:06
Suldaan Aweys Suldaan Maxamud, "Suldaanka Beelweynta lixda Celli Cumar" ee fadhigiisu yahay wadanka Australia ayaa waxa uu dhambaal taageero ah oo ku aadan maamulka cusub ee degmada Warshekh waxa uu soo gaarsiiyay Xafiiska shabakada Warsheekh ee qaaradaan Yurub.

Read More »

Ma Riyaa Mise waa Run !!!? WQ: Prof Yaxye Sheekh Caamir

0 Visits: 2942 | Monday July 13, 2015 - 14:19:55
Haddii dable Janaraal noqday. Haddii ma shaqeeyste taajir noqday.Haddii Dr. iyo Eng. Naaneeys noqdeen, Haddii Gudoomiye Gobal madaxweeyne noqday. Haddii saqiir Agaasime noqday. Haddii nin waalan mas'uul noqday. Haddii kii isaga ahaa wasiir noqday. Haddii xertii Mufti noqotay. Haddii xubin maamul…

Read More »

"Maqaal" Dhimo oo Ceybreeb!! (W/Q, Sayid Xasan Cali)

0 Visits: 2039 | Sunday July 12, 2015 - 10:16:29
Waxa rabaa in halkaan idinkula wadaago qormo gaban oo aan uga faaloo doono, laba eray oo kamid ah murtida Soomaalida hasa yeeshee micno aad uweyn xambaarsan, "Dhimo oo Ceyb Reeb".

Read More »

Guddoonka Guuleed Gobollada Dhexe guul ma gaarsiin karaa?!

0 Visits: 2032 | Saturday July 11, 2015 - 23:31:00
Maarso, 2013kii, ayaan qoray qormo cinwaankeedu ahaa: "Gobollada Dhexe: maxaa Guddoon la'aan dhigay?!" warcelinta weydiintan, waxaan u helnay, si hordhac ama billow ah, sanado ka dib, haddana, weydiin ahaan meesha ugama bixin, oo waxay isu rogaysaa, cinwaanka qormada, ee ah: "Guddoonka…

Read More »

Sooyaalka Noloshii Sillooneyd. Q12AAD.

0 Visits: 1881 | Friday July 10, 2015 - 17:47:41
Ilbir, wali waa daacad, ka sokow, inuu is lahaa marwo Hodan abaal weyn ayey kugu leedahay, haddana, wuxuu u sii tixgelinayey in ay xaas u tahay ganacsade Barroow, oo xushmadda uu hayo ka sokow, hadda ayba nabad iyo Isfahan xaalkoodu ku dhammaaday.

Read More »

Qabyaaladi Quud Ma noqoto!

0 Visits: 1864 | Tuesday July 07, 2015 - 00:13:46
Ayaamahan intaan safarta ku jirey Kenya Hargeisa ilaa Tanzania waxaan arkayey Dhalinyaro badan oo faallooyin Qabyaalad huwan is weydaarsanaya weliba si qayaxan oo qaawan..

Read More »

"Islaamku Waa Yurub. Yurubna Waa Islaamka"

0 Visits: 2415 | Monday July 06, 2015 - 02:19:00
Federika Mogerini oo ah marwada matasha nabadgalyada iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee Midawga Yurub, ayaa waxay tiri; "Islaamku wuxuu ku leeyahay bar dabiiciya bulshada Yurub dhexdeeda, taasna waxaa caddeyn u ah, saameynta muuqata ee uu ku leeyahay qaab nolaleedkeenna".

Read More »

Faallo:- Xuska 26-ka Juun oo noqotay tii ugu balaarneyd ee lagu qabto Muqdisho

0 Visits: 1799 | Tuesday June 30, 2015 - 23:08:09
Xuska sanadguurada 55aad ee gobollada Waqooyi, waxa ay ahayd markii ugu horeysay oo xuskii ugu balaarnaa ee sida weyn looga xuso gobollada Koonfureed, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaali Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ka jeediyay munaasabadaasi khudbad aad u dheer oo xiiso…

Read More »

Puntland :Shalay weey Orad xumeed maanta weey aragti xuntahay‏

0 Visits: 1981 | Tuesday June 30, 2015 - 20:00:10
Ninka magaca Soomaliyeed, midabbada u yeelay,Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan, meher xalaaleed,Oo aan mufti iyo hooyadii, macallin loo geyn, mugdi uu islaantii ku galay, muudal gudayaa, Mujrimyada munaafaqa fakaday, midigta siinaaya, Maqanaha iyo joogaha ra'yiga, meel ka wada Qaata,Oo aragtidooduna…

Read More »

Hayaan (Maanso) W/Curiyey: Abwaan Ladane Cabdi Xasan.‏

0 Visits: 3586 | Tuesday June 30, 2015 - 19:32:10
Maansadan Waxaa Curiyey Abwaanka Da'da Yar Ee Abwaan Ladane Cabdi Xasan Taariikhdu Markay Ahayd 22 june 2015. Waatan Maansadu Ee ka Dhuuxo Micniheeda Gudaheeda. Mahadsanidiin.

Read More »

Daaw:-Marxuum Masalle oo London Lagu Aasay

0 Visits: 1808 | Sunday June 28, 2015 - 08:04:25
cabdulqaadir Masalle oo Xubin Muhiim ah ka ahaa Dowladdii Kacaan oo maalmo ka hor ku geeryooday london ayaa lagu aasay halkaais

Read More »

Axmed Cabdisalam" Shirka waa in laga soo qeyb-geliyaa Ahlu Sunna"

0 Visits: 1443 | Tuesday June 23, 2015 - 09:38:19
Galmudug Ahmed Cabdisalaam ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay sida ugu dhaqsaha badan shirka uga soo qeyb-geliso Ahlu Sunna Waljamaaca.

Read More »

Xamar waasariirti Aaboow

0 Visits: 2668 | Tuesday June 16, 2015 - 02:36:45
Waxaan kugudajirnay maqaalkii ahaa Xamar waasarirti Aaboow intiinii lasocotay qeybtii hore waxaan xusna Oraah lehiid sidatan dadka xamar gegan waaladulmiyay,tusaale Somalidu waxey udhaqaaqday dhanka Federaalka

Read More »

Dhageeyso:-cabdi Waal oo sheegay in uu Degmooyin Maamul Goboleed u Sameeynaayo

0 Visits: 1658 | Friday June 12, 2015 - 11:07:37
Siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay maamul ugu sameynayaan goballada dhexe ee Soomaaliya kaasoo ka madax-bannaan dowladda Federaalka

Read More »

Qormo Cajiib ah :-Mowjadaha Guushaadda''

0 Visits: 3375 | Thursday June 11, 2015 - 17:54:06
Hadaan Iftiimiyo Micnaha Mowjadaha Guushaada waa marxalado kuhor gudban Guushaada oo aadan ka Tilaabsan karin ama ka boodi karin midkoodna.

Read More »

Mudduloodka Dhaqankiisa ilaawe dhabarkiisa Ma Eego

0 Visits: 1770 | Sunday June 07, 2015 - 01:52:31
Ilaahay waxba ma dayaco, laakiin adoonkiisaa wax dayaca, hadda waxa ka socdo Somalia oo ah in hogaankii Muddulood oo aanan runta ku fadhin cid dooratayne eeyan jirin ahaana kuwii dacayay shacuubta Muddulood aay Xamar ku soo dhaweeyaan Ilaahaa Boqor ahe nin sheegta Boqorka daarood oo la og yahay in reerka…

Read More »

Maqaal Xamar waa sariirtii Aaboow‏

0 Visits: 2687 | Sunday June 07, 2015 - 01:42:17
Tan iyo wixii kadambeyay burburkii Doowladii dhexe waxey soomartay magaalada muqdisho xaalado kaladuwan hadii aan idin lawadaago hal iyo labo kamid ah

Read More »

Aqrintu Waa Koriyaha Maskaxda Bini'Aadanka" Faallo.

0 Visits: 2291 | Monday June 01, 2015 - 19:05:59
Dunidan aynu joogno oo lagu tiriyo dunidii cilmiga ayaa waxa lagu baratamaya curin ama hindise-cilmiyeed ku dhisan Aqli yo Aqoon.

Read More »

Wabigga Shabelle oo Ku Fahatay Deegaano Hor leh(Dhageeyso)

0 Visits: 1497 | Friday May 29, 2015 - 09:32:06
Sidda uu Warqabadka warsheekh Ee Muqsdisho u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Deegaanka mareereey Ee Gobolka shabeeladda Hoose Wabigga Shabelle ayaa waxaa uu Fatahaad ku sameyay Deegaanka mareereey iyo Deegaano ku Dhaw Dhaw

Read More »

DARBO INTA UUSAN DARKA KAA BUUXSAMIN: – Qormo waano kuugu filan!

0 Visits: 1993 | Monday May 25, 2015 - 10:36:15
Marka hore Assalaamu Caleykum wa Raxmatullaahi wa Barakaatuhu? Salaan kaddib!

Read More »

Wasiir Axmed Gacma yare oo Fariin Culus u Diray Wasiir Axmed karash& Khilaafka Puntland iyo Khaatuma oo Xoogeeysanayo(Muuqaal )

0 Visits: 1972 | Monday May 25, 2015 - 08:05:12
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Axmed Gacmo yare ayaa si kulul u Weeraray Hadal ka soo Yeedhay Maamulka Puntaland gaar ahaan Axmed Karaash oo Maamulkaasi u Qaabilsan Wasiirka Arimaha Gudaha ee Maamulkaasi Puntland

Read More »

MUDULOOD : KURDIYIINTA CUSUB EE SOOMAALIYA CEELNA UMA QODNA CIDINA UMA MAQNA.

0 Visits: 2116 | Sunday May 24, 2015 - 00:28:34
Hormuudnimadii ama hogaamintii siyaasadeed ee mudulood ku dhex lahaa bulshada Soomaaliyeed qarniyadii lasoo dhaafay waxey u muuqataa in ay si fudud ku bur bureyso sababtoo ah isbadel weyn oo ku dhacay dhaqan siyaasadeedki beesha 25-kii sano ee lasoo dhaafay.

Read More »