Waxaan kugudajirnay maqaalkii ahaa Xamar waasarirti Aaboow intiinii lasocotay qeybtii hore waxaan xusna Oraah lehiid sidatan dadka xamar gegan waaladulmiyay,tusaale Somalidu waxey udhaqaaqday dhanka Federaalka
hadii si cadaalad ah waxlooqeybsanayo xamar dadka dega diyaar ayey uyihiin waxaana kufilan waxa aay heystaan sida Badda iyo Biriga. Hadiisa layiraahdo haleys boobo sida hada kasocoto meelo badan oo Somaliya Gobaleeda kamid ah dadka dega Xamar inteey heystaan ayeey intookale kudarsayaan Sidaas iney sameeyaana awood ayeey uleeyihiin Xamar cidna loomadiidana iney kunoolaato lkin waxaa gardaro cad ah oo aan geedna loogusoogambanin Teydana anaa iskale Taadana kulalihi mar labaad Shiribkii aan deb idin xasuusiyo
DHULKU DADKOODHAN WAAW DHAXEYS DHIISHAASA NINBA MEELDHIGTAA Hadii aad fahamto inaan Deegaan ahay ayaad xamar xaqaagii kahelikartaa
Lasoco Qeyba kale oo aan ugahadleyno Xamar iyo Xuduudiisa, Xamar waasariirtii Aaboow
W`/Q Sayid Hassan Ali
Email Abdisamedd@hotmail.com
Norway
Trondheim
Xamar waasariirti Aaboow