Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Xamar-weyne Oo Geeriyooday

0
Wednesday February 08, 2017 - 10:06:21 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii Hore Ee Degmada Xamar-weyne Oo Geeriyooday

    Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir Cabdulahi Sahal Gardhuub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir Cabdulahi Sahal Gardhuub.

Alla ha u naxariistee Cabdulahi Sahal Gardhuub oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamar-weyn ayaa xalay ku dhintay Isbitaalka Deava oo uu
maalmahan ku xanuusanayay,sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Gobolka Banaadir.

Geerida Gardhuub waxaa ka tacsiyadeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip