Maqaal Xamar waa sariirtii Aaboow‏

0
Sunday June 07, 2015 - 01:42:17 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2715
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal Xamar waa sariirtii Aaboow‏

    Tan iyo wixii kadambeyay burburkii Doowladii dhexe waxey soomartay magaalada muqdisho xaalado kaladuwan hadii aan idin lawadaago hal iyo labo kamid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo wixii kadambeyay burburkii Doowladii dhexe waxey soomartay magaalada muqdisho xaalado kaladuwan hadii aan idin lawadaago hal iyo labo kamid ah
 Dhacdooyinkii uguwawaynaa ee magaalada soomaray 1 Afar biloodkii, Hogamiyo koxoodyadii, Maxaakiimtii islaamiga, Al shabaab intaasu wxeey ahaayeen kuwa uguxun ee somarto magaalada Muqdisho waxaajira Qeeybo kale oo soomaray magaalada Muqdisho waxaana kamid ah Dowlado kumeelgarka iyo Kuwa aan eheen kumeelgaar intiba Somalidu waxey yiraahdaan hadii magaalada Muqdisho nabad noqoto Soomaliya inteeda kaliana nabad ayeey noqoneysaa, waxaa meeshaas kagasoobaxayo dhoowr Su.aalood oo kala ah Dadka xamar degan ma ayaka ayaa nabada rabin mase dadka soomaliyeed Ayaa nabada larabin? Xamar dadka dega mala dulmiyay mase ayaka ayaa wax dulmiyay?

Jawaabtu waafududahay Dadka degan Xamar labo Ayaan ukalaqadeynaa Deegaan iyo ladeegaameyay Degaan waxaan kawadaa dadka udhashay xamar ladeegameyay waxaan kawadaa qof Somali ah ookayimid Gubalakale lkin guri kuleh xamar hadii aan gudakalo jawabta Xamar dadka dega Nabada waajecelyihiin lkin Somaaliydu lamajecla waayoo waxey yiraahdaan hal Qabiil ayaaleh Xamar taasuna waxeykeentay deb udhac weyn Su,aasha kale Dadka degan xamar waaladulmiyay tusaale waxaan aragnaa marwalbo Qabeelo farabadan ookayimid meelo fog fog islamarkaana ka hadlaayo maqaamka caamisada taasina waxeey kutusineysaa inboob luguhaayo magaalada dakii udhashayna yaabanyihiin, aamusanyihiin, Abwaan Somaliyeed ayaa yiri DULKU DADKOODHAN WUUW DHAXEYS DHIISHAASA NINBA MEELDHIGTAA Hadii aad fahamto inaan Deegaan ahay ayaad xamar xaqaagii kahileysaa

Lasoco Qeyba kale Xamar waasariirtii Aaboow

W`/Q Sayid Hassan Ali

Email Abdisamedd@hotmail.com

Norway

Trondheim


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip