Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxshay Oo Caawa Lagu Qabtay Degmada Xamar Weyne

0
Sunday August 28, 2016 - 21:14:16 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari Walxaha Qarxa Laga Soo Buuxshay Oo Caawa Lagu Qabtay Degmada Xamar Weyne

    Wararka inaga soo gaaraya Degmada Xamar Weyne gaar ahaan iskuulka Xaawo-taako ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari Walaxaha Qarxa Sida ay ciidanka NISA halkaasi ay ku qabteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Xamar Weyne gaar ahaan iskuulka Xaawo-taako ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari Walaxaha Qarxa Sida ay ciidanka NISA halkaasi ay ku qabteen.

Gaariga la qabtay nuuciisa ayaa lagu sheegay in uu ahaa gaari Kaarib ah waxaana uu yaallay agagaarka iskuulka Xaawo-taako ee Degmada Xamar Weyne.

Ciidanka NISA ayaa baaritaano ku wada Gaariga iyo sidoo kale cida halkaasi soo dhigtay sida Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir ay sheegeen.

Goobta uu yaallo Gaariga ayaa agagaarkeeda la xiray, waxaana halkaasi soo gaaray Maamulka Degmada Xamar Weyne, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ciidamada amaanka.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip