Wararka

Biden: "Haddii ay isku dhacaan Ruushka iyo Nato waxaa dhici karaa dagaalka saddexaad ee adduunka"

0 Visits: 924 | Sunday March 13, 2022 - 19:24:05
Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa xaqiijiyay in iska horimaad toos ah oo dhexmara gaashaanbuurta NATO iyo Ruushka uu ka dhalan doono dagaalkii saddexaad ee adduunka. "Waxaan rabaa in aan caddeeyo: Waxaan ilaalin doonaa gobol kasta oo NATO ah in uu lahaado leh awood buuxda oo isku dhafan oo…

Read More »

Qilaaf markale soo dhax galay Guudlaawe iyo Dabageed

0 Visits: 846 | Sunday March 13, 2022 - 19:24:03
Waxaa Maanta markale soo ifbaxay khilaaf xoogan oo la sheegay inuu u dhaxeeyo madaxweyne Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed, kaasoo la xariira hab maamulka qabashada doorashada afar kursi oo ka mid kuraasta taala magaalada Baledweyne.

Read More »

Safiirka Dalka Soomaaliya ee wadanka Angola oo waraaqihi Aqoonsiga laga gudoomay

0 Visits: 862 | Sunday March 13, 2022 - 19:13:09
Madaxwehnaha dalka angola Mr João Lourenço, waxaa uu warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalalka Koonfurta Afrika oo ay Angola kamid tahay Danjire Maxamed Cali Mire.

Read More »

Magaalada Muqdisho oo hilib la'aan kadhacday (warbxin)

0 Visits: 796 | Tuesday March 08, 2022 - 10:24:44
Hilib la'aan xoogan ayaa kajirta magaalada Muqdisho tan iyo marki uu sara ukacay sicirka lagu kala iibsado hilibka Geela, kadib marki ganacsatada suuqa xoolaha ee sare uqaadeen qiimaha lakala siisto Geela. Taasi oo keentay sicir barar aad u xoogan.

Read More »

Caawa iyo Horyaalada Yurub, Intermilan mala imaan doontaa Mucjiso.

0 Visits: 1566 | Tuesday March 08, 2022 - 10:24:44
Waxa caawa lagu wadaa iney dhacaan kulamo kamid ah horyaalada yurub lugta labaad taasi oo ah mid kala bax ah, waxana fooda isku dari doono kooxaha Liverpool Vs Intermilan. Bayer Munich Vs FC Salsburg.

Read More »

Barakac ka bilowday Degmada Diinsoor

0 Visits: 645 | Sunday March 06, 2022 - 20:34:40
Ku xigeenka ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, ahna isku duwaha arrimaha bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula ayaa waxaa uu soo saaray warbixin ku saabsan xaaladda degmada Diinsoor.

Read More »

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qadar

0 Visits: 842 | Sunday March 06, 2022 - 20:34:39
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka dowladda Qatar ayaa halkaas kulan kula yeeshay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad Al Thaani.

Read More »

Kufsi kusoo badanayo Deegaanada Somaliland

0 Visits: 608 | Sunday March 06, 2022 - 08:34:40
Xukuumada Somaliland ayaa ka dayrinaysa tirrada kufsiyada oo si xawli ah u kordhaysa, iyadoo muddo 2 bilood gudaheed ah 17 kufsi dhaceen.

Read More »

"Dagaalada Ukrain" Ruushka iyo Mareykanka oo tallaabo hor leh qaaday.

0 Visits: 613 | Saturday March 05, 2022 - 00:42:11
Millateriga Maraykanka iyo Ruushka ayaa sameeyay khadka "khilaaf-baajinta" si ay uga hortagaan isfaham la'aan ama shilal u sii gudbi kara dagaal u dhexeeya Moscow iyo NATO, Pentagon-ka ayaa xaqiijiyay Khamiista.

Read More »

Warbixin eegaysa barnaamijka maaliyadda Soomaaliya ee ay IMF tageerto oo sannadkan ay Soomaaliya halis ugu jirto inay lumiso

0 Visits: 596 | Saturday March 05, 2022 - 00:42:03
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu waqtigiisu dhamaaday iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beileh oo ay wehliyaan Madaxa Hay'adda Lacagta Adduunka IMF, Laura Jaramillo, ayaa shalay ka wada hadlay barnaamijka Miisaaniyadda IMF ee Soomaaliya oo dib u eegis lagu sameynayo…

Read More »

Ruushka oo heegan galiyay ciidamadiisa quwada Nuclearka iyo Walaac kadhashay arintaas

0 Visits: 753 | Sunday February 27, 2022 - 21:02:49
Sida uu ku warramayo Wariyaha BBC-da ee Arrimaha Amaanka Gordon Corera, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa ciidamada qalabka sida ku amray in ay heegan galiyaan quwada Nuclearka dalkiisa.

Read More »

Wararka ugu Danbeeyay Ruushka oo Qabsaday Magaalo Cusub, Duqeyn wali ku socota Kyiv

0 Visits: 680 | Saturday February 26, 2022 - 18:43:39
Ciidamada Ruushka ayaa maalintii saddexaad ku garaacay magaalooyinka dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda dalkaasi ee Kyiv, iyaga oo ku garaacay gantaallo, waxaana wakaaladda wararka Ruushka ee Interfax ay sheegtay inay qabsadeen magaalada Melitopol ee koonfurta bari ee dalkaas.

Read More »

Doorashada kasocoto Boosaaso oo lagu tilmaamay mid boob ah

0 Visits: 622 | Saturday February 26, 2022 - 18:43:39
Siyaasiin ay ka mid yihiin xildhibaanno ku jiray baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhamaaday iyo golaha wasiirrada oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa walaac hor leh ka muujiyay doorashada kuraalta golaha shacabka ee taal magaaladaasi.

Read More »

Mareykanka oo xanibaad duldhigay Siyaasiyiin Soomaali ah ( Xog dheeri ah)

0 Visits: 784 | Saturday February 26, 2022 - 18:43:35
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay ku soo rogayso xannibaado ka dhan ah fiisaha tiro ka mid ah mas'uuliyiinta Soomaaliyeed iyo shakhsiyaadka kale ee ku lugta leh dib u dhaca ku yimid doorashada.

Read More »

Wararki ugu dambeeyay Rabshadaha dalka Ukraine

0 Visits: 681 | Friday February 25, 2022 - 01:16:42
Ruushka ayaa weerrar ballaaran oo milateri waxa uu ku ekeeyay dalka koonfurta dariska kala ah ee Ukraine, arrintaas oo ku timid amar uu soo saaray madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Read More »

Jarmalka oo wax kabadalayo soo cadeynta Jinsiyada

0 Visits: 857 | Saturday February 19, 2022 - 20:58:59
Xukuumada Cusub ee dalka Jarmalka oo indhawaalaba waday wax kabadalka sharciyada laxiriira arimaha qaxootiga ayaa markale ku dhawaaqday iney wax kabadaleyso dhibaatooyinka dadka qaar kaheesta iney soo cadeeyaan jinsiyadooda

Read More »

Rooble iyo Farmaajo oo markale fooda is daray (Warbixin)

0 Visits: 797 | Saturday February 19, 2022 - 20:56:58
Wasiirka Batroolka DF Somalia, Inj. Cabdirashiid M. Axmed ayaa qoraal uu saacad kahor soo saaray ku bayaaniyey heshiiska uu galay ee ay diideen madaxda dalka ugu sarraysa.

Read More »

Norway oo Sharciga kala noqotay 44 Caruur ah.

0 Visits: 640 | Saturday February 19, 2022 - 20:55:58
Hay'ada Qaxootiga dalka Norway ee loo soo gaabiyo UDI ayaa 44 carruur ah dib ugala noqotay jinsiyadda Norway labadii(2) sano ee ugu danbeysay, sida uu qoray TV2.

Read More »

Germalka oo Sharci Siinaya Dadka diidmada Heesta

0 Visits: 785 | Saturday February 19, 2022 - 20:55:55
Dowlada Germalka ayaa soo saartay sharci Cusub kaasi oo sharciga Deganaanshaha lagu siinayo Dadka heesta Diidmada mudada dheer.

Read More »

Faah-Faahinta qaraxi Baladweyne oo ee kasoo baxeen warar dheeri ah

0 Visits: 704 | Saturday February 19, 2022 - 20:55:53
Waxaa isa soo taraya khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qarax Ismidaamin ahaa oo duhurnimadii Maanta ka dhacay goob maqaayad ah oo ku taala dhabarka dambe ee xarunta Maamulka gobolka Hiiraan.

Read More »

Kulan Soo dhaweyn ah oo Muqdisho loogu sameeyay Xildhibaan Ismaaciil Maxamed Muxyadiin.

0 Visits: 815 | Friday February 18, 2022 - 00:31:04
Xaflad lagu soo dhaweynayo Xildhibaan Ismaaciil Maxamed Muxyadiin ayaa maanta waxa lagu qabtay hotel Guryo samo ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Afgaanistaan: Wiil maalmo ku xayiran ceel uu ku dhacay oo loo gurmanayo

0 Visits: 631 | Friday February 18, 2022 - 00:13:35
Kooxaha samatabixinta ayaa waxa ay la daalaa dhacayaan sidii ay ku gaari lahaayeen wiil 9 sano jir ah oo muddo saddex maalmood ah ku xayiran ceel ku yaal tuulo fog oo ku taal koonfurta Afgaanistaan.

Read More »