Wax iyo Waadi oo Ka Tacsiyeynayaa Geeridii ku Timid Marxuum Aadan Hiloowle Maalin

0
Saturday February 05, 2011 - 13:49:11 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4180
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax iyo Waadi oo Ka Tacsiyeynayaa Geeridii ku Timid Marxuum Aadan Hiloowle Maalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoonka sare isagoo ku hadlaaya magaca, Xubnaha Gudiga iyo Wakiilada Abaabulka ee Dawlad Goboleedka Waax iyo Waadi waxey tacsi tiiraanyo leh u diraayaan dhamaan reerka iyo qaraabada u ka geeriyooday Gudoomiyihi Jaaliyadda Mudulood ee Kenya Marxuum Aadan Hiloowle Maalin oo runtii ahaa nin saciim ah, kana shaqeyn jiray wadajirka Umada Soomaaliyeed, waxaan leenahay ilaah janadii fardoowso haka waraabiyo, waxaan la qayb saneeynaa Dhamaan Umada xanuunka geerida naxdinta leh.

Waxaan mid qaasa u direeynaa Xaaska iyo Caruurta uu ifka kaga tegay.
Waxaan sidoo kale leenahay walaasheen Shariifo Cadoow dhaawaceeda in illaah ka dhigo mid ay ka bogsooto.

Jawaahir baarqab
Dr Xuseen shiikh ali
Siid ali waasuge
C/llaahi mahmed hasan (wish)
Dr cabdi culusow (black)
Dr cumar shariif
Cabaas huseen ulle
Qays hurdaaye
Mahamed abdi shido
Mahmed c/rahmaan (seriin)
Mahamed afrah xusuleey
Abuukar hasan maxamuud (kadaf)
Xasan maxamed ahmed (coowseey)

Cumar ahmed gacal
C/kiriin c/lle ali
Cabdi maxamuud maxamed ( boolis)
C/rahmaan xuseen hiraabe
Cumar nuur guutaale
Qadar xasan wariid
Ismaaciil cabdulle
Cabdi nuur maxamed kediye
Caaqil xuseen ahmed cosoble
Caaqil xaaji xasan mocow c/lle
Caaqil cabdi xasan jiis
Ahmed mahamed alasow
Cabdi dhuxul maxamed muqtaar
Xamdi caraay
Weliyoow ali ciise
C/llaahi ali taakoow
mahamed maxamuud (shamuuq)
inj c/kariim xasan hiraabe
muxudiin ali jilacoow
xasan faarax salaad
mowliid calasoow cismaan
yaasiin shariif xasan
xsan nuur
oomane
siid ali
maxamed (muhaajir)
cor muqtaar muuse
mowliid macalin(fardax)
asha cumar shiikh (wiilo)
safiyo cabdulle ali
luul nuur shirboow
kutubeey ali
dahabo maxamuud
sahro juumoow macow
sacdiya said
dr qadiija shiikh aadan
dr ruqiyo ali abdule
canab ahmed ciise
shamso mahauud ugaasada
siciido ilmi jale
raaho mahamed haji
sciido ahmed
iyo dhamaan gudiga oo aanan inta ku soo wada koobi karin raali ga ahaada hadii aad magaciina ka weydaan.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip