Jaaliyada Mudulood ee Holand oo tacsi diraya Ehelada Marxuum Xaaji aadan Hilowle

0
Friday February 11, 2011 - 21:22:19 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyada Mudulood ee Holand oo tacsi diraya Ehelada Marxuum Xaaji aadan Hilowle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan halkaan uga tacsiiyo uga direynaah dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umada soomaaliyeed oo dhan geeridii ku timid Walaalkeen Xaaji Aadan Hiloowle Macalin Aadan Qarabax oo dhawaan Burcad Kenyaati ah ku dileen Waxaana leenahay dhammaan Umada Soomaaliyeed Samir iyo Iimaan Ilaahey hanaga Siiyo Halyeygaas Soomaaliyeed ee naga tagay waxaana ilaahey iga baryeynaha in janadii fardoso kawaraabiyo aamin aamin aamin.


Waxa diraayo tacsiidadiraya dhammaan Jaaliyada Beesha Mudulood ee Holand Ku dhaqan oo isugu jira Culamaa’udiin,Odayaal, Haween Dhalinyaro iyo Caruur waxeyna kala yihiin


Sh Muuse Cade
Sh cali Kulmiye
Muxidiin Maxamuud Baarud Laameer
Naaji Muxidiin Sh Axmed Caraaye
Aadan Macalin Xasan Gacal
Xasan Saalax
Kamaal Macalin Taabule
Liibaan Axmed Sabriye
C/llaahi Salaad
maxamed shuceyb xuseen
Abshir C/llaahi Macalin Gaaburow
Cabdi cali casir
Cade Ibraahim Sheekh
Siid Cali Maxamed cali casirkaboodooy
Ibraahim Xaaji Cumar Halaf
C/qaadir Cali Sh Axmed Caraaye
Xasan Sh Axmed Yamani
Muxudiin Maxamed Axmed Dhaaley
C/llaahi Yuusuf Sh Nuur
Maxamed Sh Maxamuud Mataan
Muxidiin Xaaji Iimaan Gadow
C/fataax Cali Axmed
Axmed Sh Cali Subeer
Maxamuud Daacad
Nabadoon Cadaan Cosobow
C/wahaab Baajeey (Gudoomiyaha Jaliyada Gobolka Groningen)
Cabdisalaan Baajey
Deeqow Sh Yuusuf
Mucaawiye C/raxmaan Xuseen Kooli
Axmed Abuukar Cali Tuuryare
C/llaahi Xasan Shiikha
Cali Cismaan Maxamuud
C/llaahi Xasan Afrax Dhuudhi
C/llaahi Muudey Caraaaye
Cismaan Muudey caraaye
Axmadey Injineer
Axmed Maxamed Xuseen
maxamed xaaji yaasin ciise
Dr. Abuukar Gare
Maxamed Sh Cabdi Fiidow
C/qaadir Sh Cabdi Fiidow
Idiris Cadaan Cosobow
C/kariin Xuseen Watiir
Sh Saciid
Maxamed Cumar Aaray
ibraahim maxamed geedi
cabdiraxmaan cabdulaahi ciiise
Mustaf C/raxman Ciise
Maxamuud Maxamed Cumar Sh
Dr. Cali cabdule Butugeey
Dr. Cali jeylaani
C/Casiis Maxamed Geedi
xaajiyo ruquyo teesto
xaajiyo xaliimo maxamed xalaneh
xaaji cali maxamed xalaneh
xaajiyo cosobo
Xaajiyo Mako Xasan
Sahro Xasan
Duniyo C/qaadir
Ubax Cali Faqay
saciido maxamed cali
faaiso xaaji yaasin ciise
farxiyo xaaji yaasin ciise
marwo xaaji cali cumar
xamdi xasan ciiid.

Dhammaan Dadkaan iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi Karin waxey tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan Dhammaan Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu katagay Allaah U naxariistee Marxuum Xaaji Aadan Hilowle Macalin Aadan Qarbax waxeyna leeyihiin Samir iyo Iiman Allaah Ka siiyo Marxuum-kana Eebe Janadii Fardowso hakawaraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Qoraa: Ibraahim Cumar Halaf
E-mail: ibrajabuti@hotmail.com

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip