Sheekh Aadan Macalin Sugow “ Bisha Mowliid Fdligeeda waa in"

0
Sunday February 27, 2011 - 17:11:45 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Aadan Macalin Sugow “ Bisha Mowliid Fdligeeda waa in"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus



Guddoomiyaha Ansaaru Ahlu Sunna Wal-Jameeca Sheekh Aadan Macalin Sugow ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadku ka qeybqaataan sidii dalka looga saari lahaa wax uu ugu yeeray Kooxda Al-Shabaab oo uu sheegay inay diidan yihiin Culimada Soomaaliyeed ee saxda ah.

Sheekh Aadan iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay, wuxuuna sheegay inuu si wayn ugu hambalayeenaayo Ciidamada Dowladda KMG ah guulihii ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan Xarakada Al-Shabaab.

Wafdiga Ansaaru Ahlu Sunna Wal-Jameeca ayaa ka yimid Dalka Sacuudiga oo ay booqasho ku tageen, wuxuuna sheegay inay iyagu qabaan in shacabka Soomaaliyeed la samatabixiyo, islamarkaana lala dagaalo Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Ansaaru Ahlu Sunna Wal-Jameeca Sheekh Aadan Macalin Sugow ayaa sheegay in la joogo xiligii dalka laga saari lahaa wax uu ugu yeeray Al-Shabaab, wuxuuna sheegay In Culimada Soomaaliyeed ay diyaar u yihii dagaalka lagula jiro wax uu ugu yeeray kooxaha aan u naxay Bulshada Soomaaliyeed.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip