Marxum Sh: Xasan Sh: C/lle Ow Maxa Xaji

0
Monday April 11, 2011 - 08:12:47 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxum Sh: Xasan Sh: C/lle Ow Maxa Xaji

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheeh Waxa Tacsi udirayaan Ehelka iyo Qaraabadi uu ka geeriyooday Allaah Unaxariistee Marxuum Sheekh Xasan Sheekh Cabdule Ow Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Alaah Unaxariistee Marxuum Sheekh Xasana oo kamid ahaa dadka sida weyn looga yaqaano gudaha somaliya ayaa waxa uu inta badan noloshiisa kusoo qaatay uqidmeenta umadiisa isagoo si weyn loogu yaqiina nabadeenta iyo tala wanaag soo jeedinta waxa uuna ahaa shaqsi sharaf iyo magac kudhax lahaa bulshadiisa,

Alaah Unaxariiste Marxuuka ayaa Maalinimadi Sabtiga lagu Duugay Qabuuraha Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxana eebe looga baryaa inuu Janadi Fardowso ka Waraabiyo Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyoodayna Samir iyo Iimaan , Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip