Nolosha Hogaamiyaha Shabaabka Hiiraan Oo Mugdi Lagaliyay

0
Sunday June 05, 2011 - 22:13:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nolosha Hogaamiyaha Shabaabka Hiiraan Oo Mugdi Lagaliyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Xoogan ayaa maanta markale ka dhacay inta udhaxeeso Maxaas iyo Baladweyne halkaasi oo isku fara saareen ciidamo ka amar qaata maamulka Shabaab iyo Ciidamo dadka deegaanka ah kuwaasi oo ka careesan falal fool xun oo shabaab kula kacday dadka deegaanka.

Inta la ogyahay Dagaalka waxa ku dhintay 24 qof oo 4 kamid ah yihiin dadka deegaanka, waxana jiro sidoo kale warar sheegaya in hub gaarayo ilaa 7 qori ee maleeshiyada deegaanka ay ka furatay Ciidamada Shabaab ee maamulka Hiiraan.

Waxana sidoo kale wili la xaqiijin warar sheegaya in Ciidamada deegaanka ay weerarkaani ku dileen gudoomiyihi Shabaabka Hiiraan oo maanta lagu dilay dagaalada qaraar ee ka dhacay deegaanadaani

hadaba Wixi Kusoo Kordha Kala Soco Wararkeeni Danbe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip