Kororso Aqoontaada Suaalo iyo Jawaabo oo Diini ah

0
Friday July 15, 2011 - 17:12:51 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kororso Aqoontaada Suaalo iyo Jawaabo oo Diini ah

    Waa barnaamij xiiso badan oo maalin kasta oo jimco ah aanu soo saari doono, iyadoo uu barnaamijkani noqon doono mid ay si’ weyn u xiiseeyaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed haddii uu RABI Idmo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa barnaamij xiiso badan oo maalin kasta oo jimco ah aanu soo saari doono, iyadoo uu barnaamijkani noqon doono mid ay si’ weyn u xiiseeyaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed haddii uu RABI Idmo. 1-Su’aal Sheeg Asxaabigii weynee ee Jaabir Bin C/laahi xagee buu ku dhashay?
Jawab: Wuxu ku dhashay Magalaadda Madiina.

2-Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay C/laahi Bin Jaabir?
Jawab: Wuxu dhashay 15 sano kahor Hijriyada.

3-Su’aal Sheeg inta suuradood ee ka bilaabma mahdinta Allaah?
Jawab: Waa Shan Suuradood.

4-Su’aal Sheeg suurahadaas maxay kala yihiin?
Jawab: Waxay kala yihin 1-Al Faatixa. 2-Al-ancaam. 3-Al kahfi. 4-Faadir. 5-Saba.

5- Su’aal Sheeg xagee bay ku taalaa Badda dhimatay (Dead Sea)?
Jawab: Waxay ku taalaa Xuduudaha Urdun iyo Israa’iil.

6-Su’aal Sheeg Caasimadda wadanka Bulgaria?
Jawab: Waxa Weye Sofia.

7-Su’aal Sheeg sanadkii la helay Qaaradda Amerika?
Jawab: Waxa la helay 1492-kii.

8-Su’aal Sheeg wadanka kaliya ee aan ka tirsaneen Umadaha Midoobay?
Jawab: Waa wadanka Taiwan.

9-Su’aal Sheeg goorma ayuu dhashay Raa’isal wasaare cumar C/rashiid Cali Sharmarke?
Jawab: Wuxu dhashay 18 june 1960-kii

Fiiro Gaar ah: Akhristayaal ha-moogaanina barnaamijkaan xiisaha badan oo aanu maalin kasta oo Jimcaha soo saari doono haddii uu Eebe Idmo.

Xasan Cadde
Kedis114@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip