Taliye Diini Oo Udigay Shacabka Muqdisho

0
Wednesday February 22, 2012 - 11:48:45 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Diini Oo Udigay Shacabka Muqdisho

    C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ah taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Jen. C/qaadir Sheekh Cali diini oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu uga digay shacabka in ay kusoo dhex dhuuntaan Xarakada Al Shabaab oo ay qari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ah taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Jen. C/qaadir Sheekh Cali diini oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu uga digay shacabka in ay kusoo dhex dhuuntaan Xarakada Al Shabaab oo ay qariyaan xili sida uu sheegay Taliyaha la joogo soo celinta qaranimada Soomaaliya.
Taliye Diini waxa uu sheegay sidoo kale in ay xaqiijiyeen amaanka magaalada Muqdisho oo uu sheegay in howlgalo ay ka sameeyeen ay kusoo qabteen waxyaabo qarax iyo rag Shabaab ah, isagoo sheegay in ay soo wadayaan howlgaladaasi.

Maalimihi la soo dhaafay ayay aheyd marki ay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay sameeyeen howlgalo lagu xaqiijinayayey iyagoo ka waday suuqyada iyo xaafadaha magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay kusoo qabteen dad iyo hub kuwaasi oo falal amni darro ku ah amaanka Caasimada Soomaaliya ee muqdisho.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip