Ogeysiis: Shabakada Cusub ee Coosweyne oo Hawada Soo Gashay

0
Friday July 15, 2011 - 18:40:02 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Shabakada Cusub ee Coosweyne oo Hawada Soo Gashay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan dhamaan dadwaynaha sharafta mudan ee Soomaaliyeed Lagu wargalinayaa in uu warbaahinta Soomaaliyeed ku soo biirey website cusub oo lagu magacaabo http://www.coosweyne.com - Shabakadan cusub ee Coosweyne waxaad kala socon doontaa warar sugan oo xaqiiq ah.

Waxana Sidoo kale diirada saari doontaa oo ay xog ogaal u noqon doontaa arrimaha la xidhiidha Waxbarashada, Ciyaaraha, Suugaanta I.w.m. Maamulka iyo dhamaan hawl wadeenada shabakadan cusub ee Coosweyne waxey diyaar u yihiin in ay idin raali galiyaan,

Fadlan wixii Talo iyo Tusaale ah Noogu Soo dir
coosweyne@gmail.com - Allaa Mahad Leh


Coosweyne Media Centre.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip